DHOGOR MEDIA

DHOGOR MEDIA Welcome to my Official page Dhogor Media where you can follow reliable and various News from around the World.
(3)

DEG DEG: Guddiga Boardiga doorashada Degamda Cadaadle ayaa shaaciyay Natijada Hordhaca ah, ee Xildhibaanada Heer Fadaraa...
04/06/2026

DEG DEG: Guddiga Boardiga doorashada Degamda Cadaadle ayaa shaaciyay Natijada Hordhaca ah, ee Xildhibaanada Heer Fadaraal iyo Heer Deegaan.

1. Faysal Odowa Cabdi 69,400 Votes 🗳
2. Qabdiid Cabdi Haji 69,390 Votes 🗳
3. Cabdullahi Cali Xaji 69385 Votes 🗳
4. Roodo Ugas Mahad 69,375 Votes 🗳

Madaxweynaha DDS Mudane: Mustafe Muxummed Cumar, ayaa bartiisa Facebook caawa ku baahiyay Cusbitaal Casri ah oo loogu ta...
04/06/2026

Madaxweynaha DDS Mudane: Mustafe Muxummed Cumar, ayaa bartiisa Facebook caawa ku baahiyay Cusbitaal Casri ah oo loogu talo-galay Ciidanka Deegaanka in dhawaan xarigga laga jari doono.

Waxaa hambalyo iyo duco Deegaanka hawada u soo mariyay Garaadka Guud ee Beelaha Daarood Garaad Jaamac Garaad Cali, doora...
04/06/2026

Waxaa hambalyo iyo duco Deegaanka hawada u soo mariyay Garaadka Guud ee Beelaha Daarood Garaad Jaamac Garaad Cali, doorashadii sida Nabadda ah uga dhacday DDS,

Waxuu sidookale si wayn ugu mahadceliyay Ciidamada Deegaanka qaybahooda kala duwan sida sharafta leh ee ay u sugeen amniga Doorashada 7-aad ee DDS ka dhacday.

Waxaan hambalyo leeyahay Xildhibaan 6da Xildhibaan ee ka soo baxay Gobolka Doollo kuwaas oo ku soo baxay doorashadii 7-a...
04/06/2026

Waxaan hambalyo leeyahay Xildhibaan 6da Xildhibaan ee ka soo baxay Gobolka Doollo kuwaas oo ku soo baxay doorashadii 7-aad ee dalka ka dhacday 26-09-2018-kii,,

Waxaan hambalyo leeyahay Xildhibaan Feysal Odowa Cabdi oo ku guulaystay kursiga Xildhibaanka Heer Fadaraal ee Gobolka Sh...
04/06/2026

Waxaan hambalyo leeyahay Xildhibaan Feysal Odowa Cabdi oo ku guulaystay kursiga Xildhibaanka Heer Fadaraal ee Gobolka Shabeelle. Xildhibaan Feysal Odowaa Cabdi, ayaa ku soo baxay codad gaaraya 53,751,; doorashadii 7-aad ee dalka ka dhacday 26-09-2018-kii,,

Waa qayb kamid ah Taariikhdii   sanadkii 1957dii, markii uu kamid ah Awrajdii la shaqayn jirtay dowladdii h**e dalka Ito...
03/06/2026

Waa qayb kamid ah Taariikhdii sanadkii 1957dii, markii uu kamid ah Awrajdii la shaqayn jirtay dowladdii h**e dalka Itoobiya.

Waxaan aad ugu faraxsanahay in shacabka Degmada Cadaadle ay maanta markale doortaan Mas'uuliyiinta kala ah Xildhibaan Qa...
01/06/2026

Waxaan aad ugu faraxsanahay in shacabka Degmada Cadaadle ay maanta markale doortaan Mas'uuliyiinta kala ah Xildhibaan Qabdiid Cabdi Haji Xildhibaanka Heer Fadaraal Faysal Rashiid Odowa iyo Xildhibaan Hooda Ugaaz Mahad Ugaas kuwaas oo ahaa Xildhibaano horay la soo tijaabiyay 5tii sano ee h**e waxaana filayaa in markale ay matalaan shacabka Degmada Cadaadle iyo Guud ahaan shacabka Gobolka Shabeelle 5ta sano ee soo socota.

Madaxweynaha Dalka Kenya William Samoei Ruto, oo Maanta ka hadlayay Munaasibadda   ee Ismaamulka   Gobolka Waqooyi Bari ...
01/06/2026

Madaxweynaha Dalka Kenya William Samoei Ruto, oo Maanta ka hadlayay Munaasibadda ee Ismaamulka Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa ku dhawaaqay in Macalimiinta Dugsi ay Dowladda Dalka Kenya u bilaabi doonto sida shaqaalaha dowladda oo kale ah! Talaabadan ayaa ah middii ugu horaysay ee Madaxweyne ay Shacabka rer Kenya soo doortaan uu ku dhawaaqo.

Shacabka Degmada Cadaadle ayaa maanta u dareeray doorashada 7-aad Ee dalka ka dhacaysa maanta oo isniin ah.Waxaana ka so...
01/06/2026

Shacabka Degmada Cadaadle ayaa maanta u dareeray doorashada 7-aad Ee dalka ka dhacaysa maanta oo isniin ah.

Waxaana ka soo codeeyay Goob doorashada Qabalaha Todob ee Degmada Cadaadle Gobolka Shabeelle.

Waxaana maanta doorashada ka soo qaybgalay bulshada qaybaheeda kala duwan iyadoo shacabku si nabadgalyo ah u dhiiban hayaan codkooda.

01/06/2026

Address

God Dere
God Dere

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DHOGOR MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DHOGOR MEDIA:

Share