25/08/2025
Waxaa wax aad looga xumaada ah in Filtu sidaan ahaato hadana la leeyahay ismaamul magaalo ayey noqotay aaway dadkii ka dhashay deegaanka liibaan maalinwalbana isku soo sawira madaxda dalka ayagoo la fadhiya ama la socda miyeysan laheyn damiir sidaas oo ay tahay hadana dad baa taageera ina hebel walalkeey noolow ku dhaha walee damiir majiro isbadalna kuma imaan doono ismaamul la noqday ee isku xishooda ayaan leenahay kuwa nagu matalo siyaasadda Ilaaheyna haka cabsadaan ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜