SHaaciye TV

SHaaciye TV halkan kala soco wixii warar ah iyo maclumaadyo kale oo ku xiiso galiya

Tirinta codadka doorashada madaxtinimo ee Turkiga oo socota: • Erdogan; 59.5% • Kilicdaroglu; 34.8% • Ogan; 5.1% ~Anadol...
14/05/2023

Tirinta codadka doorashada madaxtinimo ee Turkiga oo socota:

• Erdogan; 59.5%
• Kilicdaroglu; 34.8%
• Ogan; 5.1%

~Anadolu Agency

Doorashada Turkey 🇹🇷 way socotaa madaxwaynaha Turkey rajab dayib ordugan ayaa wajahaya loolankii ugu adkaa  intuu xilka ...
14/05/2023

Doorashada Turkey 🇹🇷 way socotaa madaxwaynaha Turkey rajab dayib ordugan ayaa wajahaya loolankii ugu adkaa intuu xilka hayay

Bilicda magaalada jigjiga m.aDhawr sano oo soosocda halaga warhayo say noqoto✌️🤍
14/05/2023

Bilicda magaalada jigjiga m.a
Dhawr sano oo soosocda halaga warhayo say noqoto✌️🤍

Hamplyo hamplyo Xulka kubada cagta degmada daraatoole oo ku guulaystay koobkii degmooyinka gobolka doollo markii ugu hor...
12/05/2023

Hamplyo hamplyo
Xulka kubada cagta degmada daraatoole oo ku guulaystay koobkii degmooyinka gobolka doollo markii ugu horaysay abid

Waad uqalantaan

Shaaciyetv

-Facebook waxaa lagu soo kordhiye farsamo cusub, taas oo ah hadii aad fiiriso profile qof aadan aqoonin si toos ah buu u...
12/05/2023

-Facebook waxaa lagu soo kordhiye farsamo cusub, taas oo ah hadii aad fiiriso profile qof aadan aqoonin si toos ah buu u codsanayaa, ama uu Follow-gareenayaa yaa ila arkay.

Shaaciyetv

In kabadan 400 oo qof ayaa ku dhimatay daadad xoogleh oo kadhacay dalka dimuqraadoga ah ee Congo
11/05/2023

In kabadan 400 oo qof ayaa ku dhimatay daadad xoogleh oo kadhacay dalka dimuqraadoga ah ee Congo

m-pessa ayaa dhawaan heshay saxiixa hirgalinaya inay dalka kashaqo bolowdo
11/05/2023

m-pessa ayaa dhawaan heshay saxiixa hirgalinaya inay dalka kashaqo bolowdo

Waxay dheheen:Waxaan rabnaa Teknoolajiyadda ama Aaladda caqliga macmalka ah leh inay mustaqbalka dhow qofka caafimaadkii...
11/05/2023

Waxay dheheen:

Waxaan rabnaa Teknoolajiyadda ama Aaladda caqliga macmalka ah leh inay mustaqbalka dhow qofka caafimaadkiisa iyo noloshiisa eegto, kedibna qiyaasi karto inta sano ee nolosha amaba cumriga uga dhiman qofkaas.

Hadalkii oo kooban, waxay rabaan ama ku haminayaan in mustaqbalka dhow kambiyuutarada ay qiyaasaan maalinta ama marka aad dhimaneysid.

Aalad caqli macmal ah leh iska dhaafee, halkaasi waa xuduud aysan jinni iyo insi xataa gaari karin ama ogaan karin.

Ilaahay amarkiis.

Shirka wadatashiga hoggaaminta sare ee heer Deegaan iyo shacabka degmada Wardheer ayaa ka qabsoomay magaalada Wardheer.S...
11/05/2023

Shirka wadatashiga hoggaaminta sare ee heer Deegaan iyo shacabka degmada Wardheer ayaa ka qabsoomay magaalada Wardheer.

Shirkan oo ay hoggaaminaysay Marwo Faadumo Maxamed Yuusuf, Wasiirka Xafiiska Curinta iyo Tiknoolojiyadda DDS ayaa bulshada hoos loogu dhaadhicinayay qorshayaasha xukuumaddu ku horumarinayso Deegaanka oo ay ugu horelrayso sidii kheyraadka Deegaanku hodanka ku yahay looga faa'iidaysan lahaa.

Shirkan ayay sidoo kale madaxda heer deegaan ku dhagaysanayeen su’aalaha iyo tabashooyinka shacabku qabaan ee la xidhiidha dhinacyada horumarka, nabadgalyada iyo kaabayaasha dhaqaale ee ay ubaahan yiihin.

tv

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SHaaciye TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SHaaciye TV:

Share