
05/01/2025
.💍Hambalyo Aroos wacan 🥰
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜما في خير
Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax Wll mohamed Hassan wali iyo Marwadiisa Farah Moalim Salad oo Xalay Aroos-koodu kadhacay Deg Celbarde noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada, Wiil & caano, Gabar & caano guurkiina guri nagi guulow ka yeel.
Waxaan idin ku ducaynayaa ducadii rasuulkeena(SCW):
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ