MYM TV

MYM TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MYM TV, Media/News Company, Jijiga.

MYM TV is it leading media company in the Somali Regional State and Horn of Africa, dedicated towards enriching lives through information, interaction, and entertainment, news, sports.

30/08/2026

Door intee le’eg ayay warbaahintu ku leedahay arrimaha bulshada?

30/08/2026

Dhaqan-xumada ku soo kordhaysa baraha-bulshada ee bulshada Deegaanka Soomaalida iyo sida looga hortagi karo.

MYM TV

30/08/2026

Marinka Hormuz weli waxaa ka jira hanjabaado iyo xiisad la xidhiidha isku-socodka hawada.

MYM TV

30/08/2026

Hoggaamiyaha Iran oo farriin u diray shacabka dalkiisa.

MYM TV

29/08/2026

Su'aasha ah "Xageed ka nooshahay" markad maqasho jawaabtee kugu soo dhacda? -Sudeys faysal.

MYM TV

29/08/2026

Ciidanka cirka Itoobiya oo galay marxalad cusub oo casri ah.

MYM TV

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in Kyiv ay qorsheyneyso inay kordhiso weerarrada diyaaradaha aan d...
29/08/2026

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in Kyiv ay qorsheyneyso inay kordhiso weerarrada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee maalin kasta ay ku qaadaan Ruushka oo la gaarsiiyo ilaa 1,000.

Zelenskyy ayaa si isdaba joog ah u sheegay in hadafka dhabta ah ee Kyiv uu yahay in Moscow lagu qasbo miiska wadahadalka iyada oo loo marayo tallaabo milatari.

Ukraine ayaa horey u carqaladeysay hawlgallada dekedda Novorossiysk, taas oo muhiim u ah Maraakiibta Badda Madow ee Ruushka.

Saraakiisha reer galbeedka ayaa sheegay in Moscow ay halis ugu jirto inay "olole burburin ah" ka bilowdo waddamada Yurub, taasoo horseedi karta iska hor imaad aan la fileyn oo ay la gasho NATO, sida laga soo xigtay Reuters.

MYM TV

29/08/2026

Sidee waalidiinta iyo bulshada uga qayb qaadan karaan in carruurta si wanaagsan loogu diyaariyo, sanad-dugsiyeedka cusub.

MYM TV

Sawirro: Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida , Mudane Mustafa Muxumed Cumar, ayaa dhagax dhigay dhismaha Xafiiska Ma...
29/08/2026

Sawirro: Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida , Mudane Mustafa Muxumed Cumar, ayaa dhagax dhigay dhismaha Xafiiska Maalgelinta iyo Warshadaha Dowlad Deegaanka Somaalida.

šŸ“·SRTV

29/08/2026

Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan oo ku hanjabay in la beegsan doono bartilmaameed kasta oo Maraykan ah.


MYM TV

Address

Jijiga

Telephone

+251777751505

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MYM TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MYM TV:

Shortcuts

Share