Support Palestin

Support Palestin welcom

27/01/2025
25/01/2025

Ogaaska Beesha Gurguure Ogaas Ziyaad Hadalkii U Ka Jeediyay Munaasibada Xeerka Besha Somaliyeed Ee Ciise

25/01/2025

Ogaaska Besha Ciise Ogaas Mustafe Hadalkii U Ka Jeediyay Munaasibada Xeerka Besha Somaliyeed Ee Ciise

25/01/2025

Mudane Adam Farah Madax-wayne Ku-Xigeenka Xisbiga Barwaaqo Ahna Madaxa Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Barwaaqo Lehna Awood Ra'iisul-wasaare Hadalkii U Ka Jeediyay Munaasibada Xeerka Besha Somaliyeed Ee Ciise

19/09/2023

Waliga Qof ha'usheegin Qurshaaga
Lkn Tusi Natijadada

Sawirro: Abaabul ka socda Sh/Dhexe iyo Guudlaawe oo hal arrin ka dalbaday reer Guulane
08/09/2023

Sawirro: Abaabul ka socda Sh/Dhexe iyo Guudlaawe oo hal arrin ka dalbaday reer Guulane

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan booqasho ku jooga Qatar ayaa mag...
07/09/2023

Ra’iisul wasaaraha
xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan booqasho ku jooga Qatar ayaa magaalada Dooxa kula kulmay madaxweyinihii h**e ee dalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo).
Kulanka ayaa yimid, kadib markii uu ra’iisul wasaaruhua booqasho ugu tagay madaxweyne Farmaajo oo deggan dalkaasi oo uu isna hadda ku sugan yahay Xamza, kadib casuumaad uu ka helay madaxa sare ee dowladda Qatar oo taageerta Soomaaliya.
Labada mas’uul ayaa iska xog-wareystay xaaladda guud ee dalka iyo guulaha laga gaaray dagaalka adag ee haatan lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee ka socda gudaha waddanka.

Xamza oo kulanka ka hadlay ayaa sidoo kale adkeeyay doorka kaga aaddan shacabka iyo Madaxda Soomaaliyeed garab istaagga ciidamada ku howlan xoreynta dalka.
Dhankiisa, madaxweynihii h**e ee dalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa uga mahadceliyey ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa booqashada iyo salaanta ay ugu tageen, waxa uuna u rajeeyey dowladnimada iyo shacabka Soomaaliyeed horumar iyo midnimo.
Kulankan ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah, isla-markaana dowladda federaalka ay ku mashquulsan tahay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab oo haatan maraya meel wanaagsan
Farmaajo ayaa kamid ah madaxdii h**e ee dowladda federaalka ku taageeray gulufka culus ee ay ku qaaday kooxda Al-Shabaab, si looga xoreeyo dalka oo dhan.
Howl-galadda dalkeenna looga xoreynayo argagixisada inoo diiddan nolasha, amniga iyo horumarka waa qorshe qaran oo soo socday dhowr iyo tobonkii sano ee u danbaysay, waxaana waajib ah in la garab istaago ciidanka xoogga, si aan u xaqiijinno dalkeenna oo xor ka ah argagixisada” ayuu horay uga yiri Farmaajo dagaalka kooxda Al-Shabaab.

Si kastaba, horauy sidaan oo kale waxaa Dooxa ugu kulmay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Farmaajo, iyaga oo ka wada-hadlay xaaladda dalka iyo arrimaha guud ee
ee siyaasadda

Address

Shinile
Jijiga

Website

http://Tv96.tv/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Support Palestin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share