WANNO MEDIA

WANNO MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from WANNO MEDIA, Media/News Company, Jijiga.

02/04/2022
17/03/2022

Nin aanan garanaeyn oo wajigisa aad ka garanayso inuu dab ku shidan yahay ayaa noo yimid

17/03/2022
17/03/2022
Wasaaradaha waxbarashada ayaa ugu baaqay ardayda keentay dhibcaha loogu gudbayo jaamacadaha dowliga in ay saxaan foomka ...
17/03/2022

Wasaaradaha waxbarashada ayaa ugu baaqay ardayda keentay dhibcaha loogu gudbayo jaamacadaha dowliga in ay saxaan foomka jamcadaha

Wasaaradda waxbarashada ayaa ugu baaqday ardayda keentay dhibcaha loogu gudbayo jaamacadaha dowliga in ay saxaan foomka meelaynta jaamacadaha.

Wasaaradda oo sheegtay in ay dhowaan soo saari doonto shaxda ay ku kala meelaysay ardayda ayaa ka codsatay ardayda in ay buuxiyaan xogaha looga baahan yahay.

Wasaaradda ayaa sheegtay in ay ardaydu buuxin karaan xogohooda illaa 13ka bisha Magabit 2014.

websiteka:Portal.naea.gov.et

Wasaaradda ayaa intaasi ku dartay in aynan aqbali doonin wax cabasha ah kaddib marka ay soo saarto shaxda.

Ardayda rabto in si gaar ah loogu tix galiyo meelayntooda waxa ay codsigooda ku gudbisan karaan

https://student.ethernet.edu.et/

Dawlada maraykanka oo tageeray gon'aanka gudiga doorashada somaliya
17/03/2022

Dawlada maraykanka oo tageeray gon'aanka gudiga doorashada somaliya

Mareykanka oo taageerey go’aanka guddiga doorashada heer federaal ee Soomaaliya https://bbc.in/3MXGReX

Calafkii raashinka iyo lacagtii waanu qaadanay
17/03/2022

Calafkii raashinka iyo lacagtii waanu qaadanay

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WANNO MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share