Ck7news

Ck7news WARAR TECHNOLOGY POSTNEWS update news

26/08/2021

gdhkcgskhg

31/07/2021
26/07/2021
14/07/2021
CK7NEWS:- world news.   Nus milyan Itoobiyaan ah ayaa laga soo raafay Sacuudi Carabiya, muddo 4 sano ah.Labadii todobaad...
11/07/2021

CK7NEWS:- world news.

Nus milyan Itoobiyaan ah ayaa laga soo raafay Sacuudi Carabiya, muddo 4 sano ah.

Labadii todobaad ee u dambaysay oo keliya waxa Addis Ababa la keenay 30 kun oo qof.

Dadka la soo tarxiilay waxa ku jira 40 kun oo maxaabiis ah.

THE CK7NEWS

07/07/2021
Ck7news:- east africa news.         Wasiirada Maaliyadda ee waddamada Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, Kenya, iyo Suudaan ...
26/06/2021

Ck7news:- east africa news.

Wasiirada Maaliyadda ee waddamada Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, Kenya, iyo Suudaan ayaa ku kulmay shir ka dhacay caasimadda dalka jabuuti oo lagaga hadlayey isku xidhka gobolka geeska Afrika sida ganacsiga, suuqa Tignoolojiyadda iyo ka faa'idaysiga Tamarta.

Barnaamijka Hindisaha geeska Afrika oo ay ku midaysan yihiin waddamadani ayaa lagu lafaguray shirka, wasiirka Maaliyadda iyo dhaqaalaha ee Jabuuti Muuse Dawaleh ahna xoghaya ururka ayaa sheegay in barnaamijkan lagu bixin doono dhaqaale gaadhaya 3.3 Bilyan oo Dollar.

Wasiirada Maaliyada ee ku sugan Jabuuti waxaa ku wehelinayey kulanka Mrs. Nnenna Nwabufo, Agaasimaha guud ee Bariga Afrika ee Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB), iyo Xoghayaha Fulinta ee IGAD Dr. Workineh Gebeyehu.

THE CK7NEWS GROUP

CK7NEWS:- somaliland news.Gudoomiyaha golaha guurtida SOMALILAND ayaa yidhi sida sawirka ka muuqata.GUDOOMIYE:-   SALEEB...
25/06/2021

CK7NEWS:- somaliland news.

Gudoomiyaha golaha guurtida
SOMALILAND ayaa yidhi sida sawirka ka muuqata.
GUDOOMIYE:- SALEEBAN NUUR.

Address

Kella Herer
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ck7news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ck7news:

Share