Hassan show

Hassan show Warar โ€ข Wacyigelin โ€ข Madadaalo
๐ŸŽฅ Muqaallo tayo leh maalin kasta
Inspire โ€ข Entertain โ€ข Grow
โœ… Follow dheh oo ka mid noqo qoyska ๐ŸŽ™๏ธ HASSAN SHOW

21/08/2026

Daawo; Diyaarad Dhan Oo Salaaddii Lagu Oogayo iyadoo Hawada Sare Ku Jirta kumanaan Fiit.

20/08/2026

Ceeb ayeey kugu tahy in aad dhaafto saliga Nabigena mohamed scw ๐Ÿ‘‡ โ™ฅ

Wiilkaas yarka waxa cafimaadkiisa quruxdiisa iyo mustaqbalkisa ka dambeyey waa Abdi Barud dadki damiirka lahaa ee dadka ...
20/08/2026

Wiilkaas yarka waxa cafimaadkiisa quruxdiisa iyo mustaqbalkisa ka dambeyey waa Abdi Barud dadki damiirka lahaa ee dadka u Gurman jiray wali aduunka k**a dhamaan mahadsanid Adeerka ween ๐Ÿ‘๐Ÿป

20/08/2026

Haddii aad ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ku soo ๐ค๐š๐œ๐๐ž๐ฒ, salaada subaxna Tukatatay, illahah umahad naq oo dheh ๐€๐ฅ๐ฑ๐š๐ฆ๐๐ฎ๐š๐š๐ก!

Gabdhihii Soomaaliyeed Gabdhihii Soomaaliyeed ee 100 geela laga bixin jiray, maanta waxaa la leeyahay Kenyan-ka bilaash ...
18/08/2026

Gabdhihii Soomaaliyeed

Gabdhihii Soomaaliyeed ee 100 geela laga bixin jiray, maanta waxaa la leeyahay Kenyan-ka bilaash ayay ku guursanayaan!
Dhaqankii iyo arooskii xoolaha lagu bixin jiray xaggee maray? Mise hadda โ€œlove is freeโ€ ayaa la gaaray?
Laakiin guurku lacag iyo geel kaliya ma ahaโ€”jacayl, ixtiraam, daacadnimo iyo masuuliyad ayaa ugu muhiimsan.
Haddaba gabdhaha Soomaaliyeed maxaa ka run ah arrintan? ๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘‡

17/08/2026

Gabarey si wacan u dhageyso warkan . Walaalaha kalana gaarsii

17/08/2026

Jacaylka dhabta Ahi goormu yimaada ma guurka ka hor mise guurka ka dib inbadan waxaan maqla
ุงู„ุญุจ ุจุนุฏ ุงู„ุฒูˆุงุฌ โค๏ธ๐Ÿฅบ
ma runbaa๐Ÿค”

Gabadhaan dhalinyarada ah meherad ayey ka furatay magaalada Laascaanood, Meheraddu Goob caweys ayey ahayd oo cuntooyinka...
17/08/2026

Gabadhaan dhalinyarada ah meherad ayey ka furatay magaalada Laascaanood, Meheraddu Goob caweys ayey ahayd oo cuntooyinka iyo Cabitaannadana laga helo.

Waxay tiri Dumar uun baa iman kara oo Rag waa ka mamnuuc, muddo yar kadib maanta ayey markale sheegtay in Meheraddu ay Rag iyo Dumarba ufurantahay.

Xaqiiqadu waxay tahay in Raggu ay 80% shidaan meheradaha, 20% soo harayna Dumar ay Rag lasocdaan ayaa badanka yimaadda, Raggu suuqa ganacsiga waliba Hotellada iyo meheradaha waa Number 1.

Gabadha Meheradda haloo camiro reer Laascaanood, FM Lounge ayaa magaceeda la dhahaa.

Ninikii dumarka ciseeya ayuu rabi darajeeyaa Waad salaaman tihiin โœ‹ Haben wgns sxpyal
16/08/2026

Ninikii dumarka ciseeya ayuu rabi darajeeyaa
Waad salaaman tihiin โœ‹
Haben wgns sxpyal

Address

Jigjiga
Jijiga
140

Telephone

+966552182470

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hassan show:

Shortcuts

Share