Haaneed Media

Haaneed Media NINNA MAANKIISA MA SALUUGO Maalin walbo iga filo wax cusub oo adiga kaa qosliya my fans

Hotel casriya ayaa laga furay magaalada qabribayax
06/01/2026

Hotel casriya ayaa laga furay magaalada qabribayax

Isaga iyo afar wasiir oo kale ayaa orod ku galay safaaradda Talyaaniga ee Addis Ababa. Isla xilligaas waxa dalka ka baxs...
05/01/2026

Isaga iyo afar wasiir oo kale ayaa orod ku galay safaaradda Talyaaniga ee Addis Ababa. Isla xilligaas waxa dalka ka baxsaday madaxweyne, Mengistu Haile Mariam.

May 1991-kii, Berhanu Bayeh oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo saraakiil kale oo uu ka mid ahaa ku-simihii Raysalwasaaraha, Hailu Yimenu ayaa magangalyo ka raadsaday safaaradda Talyaaniga, kaddib markii TPLF/EPRDF ay qabsadeen caasimadda.

Soddon sano ayay magangalyo ku joogeen gudaha safaaradda oo caasimadda ku dhex taalla. Iyaga oo halkooda ku jira ayaa lagu xukumay dil iyo xukunno kale.

Xaasaskooda iyo carruurtooda looma oggolaan in ay la degaan gudaha safaaradda Talyaaniga. Qaar ka mid ah qoysasku waxay ku noolaayeen Itoobiya, kuwo kalena dibadda ayay u qaxeen.

Xidhiidhka qoyska iyo booqashada ayaa iyadna xaddidnayd.

Laba ka mid ah oo midkood is dilay ayaa dhintay muddadaas. Labadii kale ayaa beri dhawayd (2018-kii) uu nidaamka cusubi cafiyay iyaga oo jira 80 iyo 90.

Sheeg magacaad utaqaano
05/01/2026

Sheeg magacaad utaqaano

"Gabar Soomaaliyeed oo aad u qurux badan xijaaban ayaan kasoo qaaday Xaafadda Keleshuwa ee Magaalada Nairobi, xaafad kal...
05/01/2026

"Gabar Soomaaliyeed oo aad u qurux badan xijaaban ayaan kasoo qaaday Xaafadda Keleshuwa ee Magaalada Nairobi, xaafad kale oo ay Dalbatay ayaan u waday, markaan bartamaha mareyno ayeey iga codsatay in aan gaariga istaajiyo meel Super market ah si ay wax uga iibsato anigana waan ka aqbalay"

"Gabadhi waxay igu tiri waxaan wataa dhar astaan u ah Muslimiinta waxa aan rabo in aan soo gato ma awoodi karo anoo iibsanaya in dadku igu arkaan, kadib baan weydiiyey waxaasi waa maxay, waxay iigu jawaabtay waa khamri, sawirkiisana waa kaas qiimihiisuna waa intaas, anaa mpesa kuugu soo dirayee orod iisoo gad"

"Anigu waligay Khamri ma cabin, meel lagu gadayo ma tagin cidna uma soo gadin, balse waxaan xushmeeyey Gabadhan Macaamiisheyda ah oo cidsigan iga dalbatay, waxaase layaab ila noqotay Qof Muslim ah xijaaban hadana Gabar ah in ay waxaasi cabto"

Cab King.

FG: Ninkan sheekadiisa run iyo been waa noqon kartaa, balse waxaan been ahayn Rag iyo Dumar badan oo balwadi ay si xun u dilootay in ay Magaalkan ku noolyihiin waase go'aankoooda!

Dunida warbaahinta carbeed waxa ka baxay tiirweyn oo 60 sanno ka badan ahaa shamac ka mid ah kuwa la iftiinsado، Jamiil ...
04/01/2026

Dunida warbaahinta carbeed waxa ka baxay tiirweyn oo 60 sanno ka badan ahaa shamac ka mid ah kuwa la iftiinsado، Jamiil Caasir Muuse (جميل عازر موسى).
Jamiil oo ka mid ahaa asaasayaasha Qaybta carabiga ee Al-jazeera wuxuu lahaa hal-ku dhigga caanka ah ee (الرأي والرأي آخر). Wuxuu dhalasho ahaan ka soo jeeday dalka Jordan/Urdun waxaanu siyaasadda iyo saxaafadda ka bartay Jaamacadda London isaga oo horena ula shaqeeyey BBC.

Jamiil oo ku dhintay da’da 89 wuxuu xaggayga ka mid ahaa dadkii ugu horreeyey ee aan ka barto warbaahinta carbeed gaar ahaan tebintiisii warka kooban ee/موجز الأخبار ee soo geli jirtay 6:00 fiidnimo ee bariga Africa.
Waxaan uga tacsiyadaynayaa qoyskiisii iyo guud ahaan bahdiisii.

قيل علّم من حوله أن الإعلام ليس أداء فقط، بل موقفا، وأن الكلمة أمانة قبل أن تكون مهنة.

خسارته موجعة لنا ولمحبيه، وللإعلام الذي فقد أحد وجوهه الهادئة العميقة.
البقاء لله

Cumar seerbiya

" Gabdhuhu inta aysan Expire noqon waa in ay guursadaan, Gabareey hadaad 30 jirto ama 30 kii ku dhowdahay iska guurso wa...
04/01/2026

" Gabdhuhu inta aysan Expire noqon waa in ay guursadaan, Gabareey hadaad 30 jirto ama 30 kii ku dhowdahay iska guurso waayo hadaad 40 gaarto Expire baa kaaga dhacaya dhalmada, Laakiin Ninki haddii uu 60 gaaro ha iska kuf kufo hadduu doonee waxbuu tamarin karaa "..

Waa Shiikh Xaliike oo Gabdhaha ugu baaqay in ay si deg deg ah uguursadaan maadaama uu Cimri kusocdo.

TAARIIKHDA WAY ISA SOO CELISAA:- 𝟑𝐝𝐢𝐢 𝐉𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝟏𝟗𝟖𝟗, ciidanka sida gaarka u tababaran ee Maraykanka ayaa soo qabtay Mada...
03/01/2026

TAARIIKHDA WAY ISA SOO CELISAA:

- 𝟑𝐝𝐢𝐢 𝐉𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝟏𝟗𝟖𝟗, ciidanka sida gaarka u tababaran ee Maraykanka ayaa soo qabtay Madaxweynihii Panama Manuel Antonio Noriega.

Waxaa la saaray maxkamad.

Madaxweynaha xilligaas amarka bixiyay waa George H.W. Bush.

- 𝟑𝐝𝐢𝐢 𝐉𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔, ciidanka Delta Force ayaa soo qabtay Madaxweynaha Venezuela, Nicholas Maduro iyo xaaskiisa.

Wuxuu wajihi doonaa maxkamad Ameerikaan.

Madaxweynaha amarka bixiyay waa Donald Trump.

Gaba gabo ceelkeedii oo laga cabayo
02/01/2026

Gaba gabo ceelkeedii oo laga cabayo

"Aqoonsiga Somaliland waa sharci darro. Soomaaliya anaga ayaa la jirna oo garab taagan. Difaaca midnimada Soomaaliya waa...
30/12/2025

"Aqoonsiga Somaliland waa sharci darro. Soomaaliya anaga ayaa la jirna oo garab taagan. Difaaca midnimada Soomaaliya waa go’aan adag oo Turkigu ka go’an yahay. Aqoonsiga uu ku dhawaaqay Netanyahu ma shaqeynayo, mana beddelayo xaqiiqda dhabta ah ee ku saabsan midnimada dhulka Soomaaliyeed.”

Sidaas waxaa Yidhi Madaxweyne Erdogan oo uu garab taagan yahay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Alle ha unaxariisto Abu Cubayda Shahiid xaq ah oo udhintay si uu udifaaco Masjidka illaahay ee Al Aqsa iyo umada muslimk...
30/12/2025

Alle ha unaxariisto Abu Cubayda Shahiid xaq ah oo udhintay si uu udifaaco Masjidka illaahay ee Al Aqsa iyo umada muslimka ah karaamadooda.

Soo makala nasiib badna ninkaas iyo kuwan Calanka Yuhuuda usujuudaya oo makala Damiir fiicna oo makala iimaan fiicna oo makala Akhlaaq iyo Qiyam fiicna.

Yuhuud qofkii raba inuu ogaado cadawnimadeeda ha aqriyo qur,aanka kariimka ah hadii uu iimaan leeyahay uma baahna waxay Yuhuudi tahay haduuna iimaan lahayna ha iska dabaal d**o calankeedana hawadhfiyo.

Suuratu Al Baqra waa 286 aayadood boqol aayadood oo kamid ahi waxay kahadlayaan Yuhuuda iyo siday Illahay uga fogyihiin.

Waxaa cajiib ah kolkaad unasteexayso inay Cadho iyo Cuqdad ka qaadayaan Nasteexada.

War reer hargaysoow Gob baa tihiine Gun ha is hoos dhigina walaalayaal Taariikhdana hagaajista.

Bal iisheega Duruufta idin haysa ee dhaqaale Siyaasad Nolol Amni Xoriyadeed ee idinku kaliftay in aad Calankaa wadhfisaan Yuhuudna amaan iyo mahadnaq siisaan amaana kala duldhacdaan.

Mareykanka ayaa xaqiijiyay inuu aqoonsan yahay madax banaanida iyo jiritaanka dhuleed ee dowlada Soomaaliya oo ay qayb k...
29/12/2025

Mareykanka ayaa xaqiijiyay inuu aqoonsan yahay madax banaanida iyo jiritaanka dhuleed ee dowlada Soomaaliya oo ay qayb ka tahay Somaliland, sida ay caawa tabisey Warbaahinta DW.

Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Ciro oo Israel uga mahad-celiyay aqoonsiga ay u fidisay
26/12/2025

Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Ciro oo Israel uga mahad-celiyay aqoonsiga ay u fidisay

Address

Jijiga
10135

Telephone

+251910666630

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haaneed Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share