Haaneed Media

Haaneed Media NINNA MAANKIISA MA SALUUGO Maalin walbo iga filo wax cusub oo adiga kaa qosliya my fans

03/06/2026
OgadeenDhulka Somaligalbeed Waa 327,068 km² Tirada Dadka kunool/Waa 11.7 Milyan Waxaa Deggan Somali oo Dhan Dir Iyo Daar...
03/06/2026

Ogadeen

Dhulka Somaligalbeed Waa 327,068 km² Tirada Dadka kunool/Waa 11.7 Milyan Waxaa Deggan Somali oo Dhan Dir Iyo Daarood Waa gobolka Labaad ee ugu wayn Dhulka Maanta itoobiya hoos tagga Baaxada Dhuleed Oromia 353,690 km² ah Oo keliya ayaa ka DhulWayn

Marka Tirada Dadka la qiimayo Oromada oo 40 Milyan Sheegata Iyo Amharada oo 30 Milyan Sheegata Keliya ayaa Ka Dad badan

Reerka ugu Culus Ee ugu Dheefta Badan Somaligalbeed Waa "Ogaadeen" Xildhibaanada Somaligalbeed Ee Heer Deeggaan Waa 273 Xildhibaan 122 Kamid ah Waa "Ogaadeen" jidwaaq oo Reerka labaad ah, 20 ayay leyahiin
Dhanka Xildhibaanada Heer fadaraal 23 Xildhibaan Ee Deegaanka 9 Xildhibaan ayay leyahiin Halka Ciise Oo Reerka labaad ahi 3 Xil leyahay

Somalida fadhi Ku dirirka markay joogaan Waxay yidhaadaan Ogadeen Waa la gumaystaa Markey Wax Qeybsi ama Lahaanshaha Somaligalbeed la Sheegana, Waxay yidhaadaan Keligood ma Deggana Balaa Balaa, Lakiin Xaqiiqada waa in Ogaadeen Majority Somaligalbeed yahay Xitaa Daarood kale aanu u Baahi Qabin

Markii aad ONLF ahaydeen Somalida idinku hareeraysan Waa Kuwii Shalay idiin Dhiibayay Tigreega Marka Iska Celiseene, Somaligalbeedna Maanta Gumaysi Kuma jirto Balse Gacan bidixeyn Siyaasaded ayay Ku jirtaa

Sida Somalida kale Beellaha Qaar Xuquuq uga maqan tahay si lamid ayay Somalida Deeggaanka Xuquuq Kaga maqan tahay hardanka Qoomiyadeed Ee itoobiya

Dhanka Dhibaatooyinka Dhacay Qoomiyad kasta Oo Itoobiya gudaheeda mar bay dulmi la kulantay,

Shalay Tigree ayaa awood haystay, maanta isagaa dhibaato wajahaya Waynu ogayn Tigrey sidii loo galay heer la sheego 400 kun Dad gaadhaya In laga Dilay Hablahana laga wadda kufsaday

Marka Waa inaynu Waàqaca La Noolaane Somaligalbeed laabta isku furtaa Faciltanka Aan Meelna gaadhayn la Iska dhaafa

Xigasho samiir

Iskuday?
02/06/2026

Iskuday?

30/05/2026

Jawiga galabtii ee jigjiga

28/05/2026

Jigjiga muuqaal qurux badan iyo jawi rooban

"Halgan khasaarey ma jiro. Halganadu waa qori isku dhiib, wax khasaarey ma jiro. Tusaale Deegaankeena maanta wuxuu ka wa...
19/05/2026

"Halgan khasaarey ma jiro. Halganadu waa qori isku dhiib, wax khasaarey ma jiro. Tusaale Deegaankeena maanta wuxuu ka wayn yahay 300,000 KM², waa dhulkaa aad arragteen intuu le'eg yahay ee u dhexeeya min Jabuuti ilaa Kenya."

"Dadkii ku noolaa 40 sano kahor intey le'ekayeen, marka maanta aan leennahay 7 ilaa 8 milyan baa ku nool, dadka waaggaa ku noolaa maxaad u malaynaysaan.? in la xafido dhul intaa le'eg waa midhaha halganka.Aabayaasheen iskama dhiman un oo maahayn niman warreersanaa oo qar iska tuurayay, maanta Deegaankaa aynu sheeganayno waa halgankoodii iyo dhiigoodii."

Waxaa sidaasi yidhi Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida.

Shirkii ugu horeeyay ee MADASHA JIGJIGA (Jigjiga Forum) oo ah fagaare sanadle ah oo hoggaamiyaasha iyo aqoonyahanka Gees...
18/05/2026

Shirkii ugu horeeyay ee MADASHA JIGJIGA (Jigjiga Forum) oo ah fagaare sanadle ah oo hoggaamiyaasha iyo aqoonyahanka Geeska Afrika kaga arinsadaan nabadgalayadda, maamul wanaaga, isdhexgalka iyo iskaashiga bulshada ku nool mandaqadan Geeska Africa ayaa maanta ka furmay Goobta Dalxiiska ee Shabeeleey.

Waxaan u mahadnaqayaa Madaxda iyo Aqoonyahanka ka soo qaybgalay shirka. Waxaan rajaynayaa in doodaha madasha ay ka soo baxaan fikiraddo gashi u noqda siyaasadaha iyo istiraatijiyadaha ku qotoma xallinta khaafaadka, ganacsiga xuduudaha, iyo wax ka badalka nolosha shucuubta Geeska ee qalalaase siyaasadeed, mid amni, iyo dhaqaale xumo baahsan muddo dheer ragaadiyeen.

Madaxwayne musfate ayaa qoray

09/05/2026

Madaxwayne mustafe

Qiimaha shidaalku imisuu ka marayaa  halka aad joogto maanta?
05/05/2026

Qiimaha shidaalku imisuu ka marayaa halka aad joogto maanta?

05/05/2026

Wasiirka Warfaafina Dds, oo war ka soo saaray magafayaasha! Kooxdii dadka dhamaysay ee cabdi madaxda u ahaa ayaa ilaahada deegaanka ugu badan maamulkiisa cajiib

Address

Jijiga
10135

Telephone

+251910666630

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haaneed Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share