XIIN News

XIIN News Media TV

05/02/2022
Abaaraha iyo biyo la,aanta ka jirrta dawlada deegaanka soomalida???Sida ay xukumadu wax uga qabato ???Xaalada abaaraha e...
15/01/2022

Abaaraha iyo biyo la,aanta ka jirrta dawlada deegaanka soomalida???
Sida ay xukumadu wax uga qabato ???
Xaalada abaaraha ee deegaanka soomalida ayaa ka siidartay ama ka siidaraysa marba marka kadanbeeysa wax kaqabadka dawladu wuu hooseeyaa
Lacago aan abaarta wax lagaga qabanin ayey xukumadu ku xisaab xidhaysaa ama ku jaangaynaysaa
Meelaha qaar xanuuno ayaa laga soo sheegayaa sida shubanka gaar ahaan degmada dhooboweyn ee gobolka qoroxey
Reer guuraaga gobolada qaar way soo guureen sida gobolka qoroxey gobolka jarar gobolka ERER
Way usoo hayaameen gobolka faafan
Shacabka reer guuraaga ah ee soo hayaamay wax waxqabad ah mayna lakulmin waxay ku duldayacanyiin dhul ayna aqoon u lahayn oo waliba qabaw
Meelaha qaar dadka iyo duunyadu biyo la,aan darteed ayey u dhimanayaan
Umada ilahay ha ugargaaro
Share iyo like dheh
Mr xiin

01/11/2021

Pagekan waa page ka hadla xaaladaha deegaanka soomalida iyo ta Ethiopia
Sidoo kale wuxuu ka hadlaa xaalada soomaaliya iyo tan geeska africa
Pls like and share dheh

Abiye ahmed oo qaylo dhaan u diray shacabka xili ay tplf ku sii siqayso dhul hor leh
01/11/2021

Abiye ahmed oo qaylo dhaan u diray shacabka xili ay tplf ku sii siqayso dhul hor leh

War deg deg ah magalada kombolcha oo desie ka xigta dhanka Addis Ababa 20kmAyey xoogag tplf qabsatay
31/10/2021

War deg deg ah magalada kombolcha oo desie ka xigta dhanka Addis Ababa 20km
Ayey xoogag tplf qabsatay

War deg deg ah afhayeenka tplf ayaa sheegay inay qabsadeen magalada istaratiiga ah ee dasie Magaladan ayaa marin muhiim ...
30/10/2021

War deg deg ah afhayeenka tplf ayaa sheegay inay qabsadeen magalada istaratiiga ah ee dasie
Magaladan ayaa marin muhiim u ah deegaanka axmaarada iyo caasimada Ethiopia ee adis ababa

Fiiq dhalinyaro isxilqaamay ayaa dhisay garoon kubada cagtaWaa adeeg loo baahanyahay Mu caashaqiinta kubada cagta ha ka ...
30/10/2021

Fiiq dhalinyaro isxilqaamay
ayaa dhisay garoon kubada cagta
Waa adeeg loo baahanyahay
Mu caashaqiinta kubada cagta ha ka faaiidaystaan dhalinta isxilqaamayna waan dhiirigalinayaa
Fiiq horomar baan kuu rajaynayaa
Share iyo like dhaha reer fiiqaw

Sawirada ugu danbeeyey jigjigaCaasimada dawlada deegaanka soomalidaShare iyo like dheh
30/10/2021

Sawirada ugu danbeeyey jigjiga
Caasimada dawlada deegaanka soomalida
Share iyo like dheh

War deg deg ah madaxda fadaralka Ethiopia iyo kuwa dawlad deegaanada ama maamul goboleedyada Ethiopia oo shir uga socdo ...
29/10/2021

War deg deg ah madaxda fadaralka Ethiopia iyo kuwa dawlad deegaanada ama maamul goboleedyada Ethiopia oo shir uga socdo bahirdar caasimada axmaarada

Magacii h**e ee Facebook ayaa labadalay waxaana lagu badalay meta hada waxaad igala socotaa meta
28/10/2021

Magacii h**e ee Facebook ayaa labadalay waxaana lagu badalay meta hada waxaad igala socotaa meta

Abaaro xoogan ayaa ka jirra deegaanka soomalidaRoobabkii dayrta ayaa wakhtigoodii daba maraySawaxanka ka soo baxaya dadk...
28/10/2021

Abaaro xoogan ayaa ka jirra deegaanka soomalida
Roobabkii dayrta ayaa wakhtigoodii daba maray
Sawaxanka ka soo baxaya dadka iyo duunyada ayaa jirra

Deeq cumar cabdulahiMadexii h**e ee xafiiska biyahaya degmada ceelweyneWaxay shacabka ceelweyne ku xusuustaan shaqo wana...
28/10/2021

Deeq cumar cabdulahi
Madexii h**e ee xafiiska biyahaya degmada ceelweyne
Waxay shacabka ceelweyne ku xusuustaan shaqo wanaag. Firfircooni.hawlkarnimo .daacadnimo.
Mudane deeq waxaa u baahan shacabka degmada ceelweyne
Ninkii dimir beera iyo ninkii tiin beeraba taariikhda ayaa xusi

Address

Jijiga

Telephone

+251924919373

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XIIN News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XIIN News:

Share