Seven Media Group

Seven Media Group ku xidhnow warar iyo Madadaalada Seven Media Group

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa  magaalada Doha ee dal...
09/09/2023

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu halkaas tababar uga soconayo.

Mudane Xamsa Cabdi Barre,, ayaa la wadaagay Saraakiisha rajada shacabka Soomaaliyeed ay ka qabaan ee ah in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa dowladda Qatar uga mahad-celiyey taageerada kala duwan ee ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan soo saaridda saraakiil tayo sare leh oo kamid noqda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

08/07/2023

Dabkii xalay ayaa galaaftay 932 meheradood oo ganacsiyada kala duwan ah.

Masiibo ilaahay ayaa ku dhacday suuqii jigjiga oo gabi ahaanba basbeelay xalayIlaahay badal khayr qaba hasiiyo dadkii ku...
08/07/2023

Masiibo ilaahay ayaa ku dhacday suuqii jigjiga oo gabi ahaanba basbeelay xalay

Ilaahay badal khayr qaba hasiiyo dadkii ku hanti beelay boqolaal qoys oo shalay hanti lahaa ayaa maanta caydhoobay.

13/06/2023

Ninkii hay’ada Nisa ay siisay $20k oo dabaal daga. Afeef! muuqaalkan isaga baahiyay, ogolaaday kuna qanacsan.

Xafiiska Abdurehman Eid loo magacaabay waa xafiis nooce ah?Xafiiska ama Hay'adda maamulka maalgashiga Ethiopia waxaa la ...
26/01/2023

Xafiiska Abdurehman Eid loo magacaabay waa xafiis nooce ah?

Xafiiska ama Hay'adda maamulka maalgashiga Ethiopia waxaa la aasaasay oo la ansixiyay bilawgii 2022 ka. Waa xafiis dajin doona stratejiyada iyo kobaca dhaqaale iyo siyaasada horumarka dalka.

Waxaa hoos yimaada 27 xarumood dawladeed ama wakaaladod oo ay kamid yihiin; Isgaadhsinta, bangiyada,maalgalinta, maamulka hantida Dowladda, machinery ga iyo kuwa kaloo badan oo markii h**e maamulkoda u madax banaana,loona yaqaano SOE (State owned Enterprises),laakin hada kadib xafiiskan hoos imaan doona.

Wuxuu saameyn weyn ku leeyahay si dadbana umaamula dhamaan xarruumahan aan kor ku sheegay. Wuxuu noqon doona xafiis jaangoyn doona qorshayaasha wakaalladaha ama xarruumahan.

Waa xafiis awoodo badan la siiyay oo ansixintiisu muran badan dhalisay. Waxaa diidmo adag kala horyimid Madaxda CBE (Bangiga Ganacsiga ,Ethio_telecom iyo Sirdoonka, maadama awoodaha fulined ee xarrumo badan la hoos geeyay xafiiskan.

Intaas keddib Magaacabista Mud.C/raxmaan Ciid waa tallaabo bogaadin mudan oo deeganka waxbadan uso kordhin doonta. Dhamaan masuuliyinta ka qayb-qadatay hirgalinta hawshan way mahadsanyihiin.

Xigasho:Mohamud Abdullahi

Bilicda Dhulkeena Hooyo.
26/01/2023

Bilicda Dhulkeena Hooyo.

Dowladda Jarmalka ayaa ogalaatay inay Ukraine siiso hubka culus ee dalkeeda lagu sameeyo gaar ahaan Taangiyada casriga a...
25/01/2023

Dowladda Jarmalka ayaa ogalaatay inay Ukraine siiso hubka culus ee dalkeeda lagu sameeyo gaar ahaan Taangiyada casriga ah ee Leopard 2, kaas oo todobaadyadii lasoo dhaafay cadaadis lagu saarayey Hoggaamiyaha Jarmalka in uu Ukraine siiyo.

Qorshaha Jarmalku Ukraine kusiinayo hubkan culus ayaa kusoo beegmaya iyadoo dhanka kale Saraakiisha Mareykanku ay sheegeen in Washington ay diyaar u tahay qorshe Ukraine loogu daabulayo Taangiyada M1 Abrams, si ay wax uga badelaan duulaanka culus ee Ciidamada Ruushku kusoo qaadeen Magaalooyinka Dalka Ukraine.

Daraawiish❤ Laascaanood, Sool, Soomaaliya.
21/01/2023

Daraawiish❤

Laascaanood, Sool, Soomaaliya.

Abiye Ahmed, ayaa sheegay in hubka casriga ah lagu qalabaynayo ciidamada Itoobiya.
21/01/2023

Abiye Ahmed, ayaa sheegay in hubka casriga ah lagu qalabaynayo ciidamada Itoobiya.

Barwaaqda Gobolka Bari Puntland, Somalia.❤️
20/01/2023

Barwaaqda Gobolka Bari Puntland, Somalia.❤️

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa dardaaran iyo awaamiirro la xidhiidha dardargalinta shaqooyinka loo...
30/11/2022

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa dardaaran iyo awaamiirro la xidhiidha dardargalinta shaqooyinka loo hayo bulshada siiyay maamulada gobollada DDS. Waxaa gudoomiyayaasha la faray inay dhaqan-geliyaan dhammaan awaamiirtii h**e loo bixiyay ee la xidhiidhay deegaamaynta sharci-daradda ah, xooggana saaraan ka hortagga isku dhacyadda bulshadda dhexdeeda ah iyo la xistaabtanka maamulada degmooyinka.

Guddiga fulinta ee xisbiga talada dalka haya ee Barwaaqo oo shir-waynihiisii koowaad maanta uga furmay magaalada jigjiga...
07/10/2022

Guddiga fulinta ee xisbiga talada dalka haya ee Barwaaqo oo shir-waynihiisii koowaad maanta uga furmay magaalada jigjiga ayaa ka wada hadlaya xaaladaha ka taagan wadanka waxaana la filayaa in shirkani uu kasoo baxo ga'aano waxtar uleh shacabka dalka.

Address

Jijiga

Telephone

+251922338868

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Seven Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share