Aarka photographs

Aarka photographs Aarka photograph duubista muuqaalo Tayole iyo Qaadista Sawiro Qurxoon

Plz Follow|Share|Like|Coments.

Daroor.♥️
27/01/2025

Daroor.♥️

26/10/2024

Shirka wada tashiga midnimada Dhalinyarada Qabribayax

06/07/2024

Aadanka salaada ayuu maqlay ka dib Warkii uu Tabinayey ayuu joojiyey.

Sheekh Umal, oo caawa su'aallo Jigjiga kaga jawaabaya ayuu nin waydiiyay: "Sheekhow xaaskayga xubinkayga taranka oo yar ...
03/07/2024

Sheekh Umal, oo caawa su'aallo Jigjiga kaga jawaabaya ayuu nin waydiiyay: "Sheekhow xaaskayga xubinkayga taranka oo yar ka cabbataye qaliin aan ku waynaynayo ma samayn karaa?"

Sheekha oo ka jawaabaya ayaa yidhi: "way bannan tahay hawshaasi waayo maqasadkii loo abuuray ayuu shaqadeedda ku qabanayaa.Tusaalle gacantaba waa la qalaa haddii ay hawsha gabto."

The great two Somalia mother's Mechanic and photographer 🤌🥰
02/07/2024

The great two Somalia mother's Mechanic and photographer 🤌🥰

28/06/2024

Muqaalka masjid jaamaca Qabribayax ugu weyn

Saddex Masjid oo Jig-Jiga ku yaalla ayuu Sheekh Cabdinaasir Cismaan, ka billaabay Tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah.Fiidki...
22/06/2024

Saddex Masjid oo Jig-Jiga ku yaalla ayuu Sheekh Cabdinaasir Cismaan, ka billaabay Tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah.

Fiidkii: Masjidka Bilaal
Subaxnimadda Axadda: Masjidka Dalxa
Galabnimada Axadda: Masjidka Jaamaca.

Halaga faa'idaysto oo halla sii faafiyo fariintan.

MADAXWEYNE LAFTAGAREEN OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA KU TIMID ALLE HAUNAXARISTEE TALIYIHII GUUTADA 8-AAD CIIDANKA XOOGA DALK...
15/06/2024

MADAXWEYNE LAFTAGAREEN OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA KU TIMID ALLE HAUNAXARISTEE TALIYIHII GUUTADA 8-AAD CIIDANKA XOOGA DALKA.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Ehelka Qaraabada iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ugu Tacsiyadeyey geerida ku timid Alle Haunaxaristee Taliyihii Guutada 8-aad Ciidanka Xooga Dalka Gaashanle Maxamed Dheere iyo Gudoomiyihii h**e Degmada Diinsoor a Abdisalaan Xaaji Siidow iyo Askartii La socotay

“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Rajicuun
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey Taliyihii guutada 8-aad Qeybta 60-aad CXD iyo Saraakiil oo shahiiday iyagoo ku jira hawl-gal lagu beegsanayey kooxaha Khawaarijta ah

Gaashanle Maxamed Dheere waxa uu ahaa sarkaal kaalin mug leh ku lahaa xaqiijinta ammaanka Dalka gaar ahaan Deeganada Koonfur Galbeed iyo la dagaallanka argagixisada, iyadoona lagu Xasuusto Howlgaladii lagu jabiyey Khawaarijta ee uu Hogaamiyey

Waxaan Alle uga baryayaa Sarkaal Maxamed Dheere iyo Gudoomiyihii h**e Degmada Diinsoor Abdisalaan Haaji Siidow Saraakiisha iyo Askartii la Shahiiday in uu hoygooda uu ka yeelo Jannatul Firdowsa, simir iyo iimaanna ka siiyo qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ay ka tirsanaayen

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa k...
15/06/2024

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Raisedon Zenenga, ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo joogteyn lahaa wadashaqeynta labada dhinac, isla markaana la isaga kaashan lahaa xoojinta amniga dalka, gaar ahaan horumarinta amniga Caasimadda dalka ee Muqdisho. Sidoo kale, kulanka waxaa looga hadlay u diyaargarowga bixitaanka ATMIS iyo marxaladda kala guurka ah.

Shirkadda Shiinayska ah ee shiidaalka Deeganka ku hawlan oo muddo dhawr sanno ah khilaaf kala dhaxeeyay Itoobiya ayaa la...
15/06/2024

Shirkadda Shiinayska ah ee shiidaalka Deeganka ku hawlan oo muddo dhawr sanno ah khilaaf kala dhaxeeyay Itoobiya ayaa lays fahmay.

Madaxda Shiinaha iyo Itoobiya ayay bishii h**e wadda hadalo dhex-marreen,waxayna keentay in shirkaddu shaqadii dib u bilawdo.

Address

Doon Soomaali

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aarka photographs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aarka photographs:

Share