Jiji Digital Co

Jiji Digital Co Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jiji Digital Co, Digital creator, Jijiga.

17/03/2025
09/03/2025

πŸ† Ciyaarta Maanta πŸ†

πŸ”₯ Horseed vs Istanbul ⚽
πŸ—“οΈ 08 March 2025
⏰ 4:30 PM

πŸ“Š Si toos ah ugala soco natiijada: LIVE SCORE ( https://copafacil.com/-i7hzd )

Kulanka adag ha moogaan! ⚽πŸ”₯

Soo Qabo Saxiibkaga Aad Gusha U RajynysidπŸ˜‡

22/06/2024

Hacking

Dalka Japan ayaa noqday Dalkii ugu horayyey ee sameeyay ama bilaabay farsamada 6G, taas oo bedeli doonta tiknoolajiyada ...
07/05/2024

Dalka Japan ayaa noqday Dalkii ugu horayyey ee sameeyay ama bilaabay farsamada 6G,

taas oo bedeli doonta tiknoolajiyada hadda la isticmaalo caalamka ee 5G, oo aan wadamada qaar weli laga helin.

Tiknoolajiyada 6G ee ay soo bandhigtay Japan ayaa la sheegay in xawaaraheeda uu 20 jeer ka badan kan hadda jira ee 5G.

Xawaaraha 5G waa 20 GB ilbiriqsigii, laakiin xawaaraha 6G waa 1TB ilbiriqsigi.

RUN
17/07/2023

RUN

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jiji Digital Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share