Galaw media

Galaw media This is galaw media and I intended to talak about social and political issues

27/11/2020

OGAYSIIS.
SIDA KU CAD WARBIXINTII ITOOBIYA NATIONAL BANK, LACAGTII H**E 21 BISHA SADEXAD ISTICMAAL MALEH.
6 BISHA AFRAAD WIXII KA DANBEEYAN BANKIGUMA BADALYO. MARKA HALGA DIGTOONADO WAXAAD HAYSATAA MUWAADIN 18 BARI OO BADAL AAD SAMAYN KARTO IYO 3 OO AAD SII ISTIcmaali kartid.
XIGASHO NATIONAL BANK OF ETHIOPIA.

04/11/2020

Walaac, xiisad, iyo dagaanasho laaanta waxa laga dhaxlaa:
Qas iyo wareer baahsan alow natiijo cad ka dhiga maxaa arimo muuqmuuqda.
Yasir allaha
Ninba wax isleh.
Kaba siidarane.
Interwined with clouds created a fear and hatred in fortune tellers. wherein intellectual are saying being moved but when it settle down.
Allah make save our feelings from that # # # # #

24/10/2020

LABILE:
Ilahay mahadu ha usugnaanto.runta waa wax lagu farxo inay labile helo matoorka biyaha(ceel biyood) intii gacanta kagaysataya ilaahaya ajar ha kasiiyo.
Bulshadan waxaan dhihi lahaa si adag ugarab istaaga dhamaysitieka ceelka.
Ilahayana ha idin taxakumiyo.

23/10/2020

Ogaysiis ogaysiis.
Dhamaan ardada f12aad ee dugsiga sare qaloocan waa inay dugsiga ku soo xaadiraan maalinta isniinta ah ardayga maqqan isniiinta sidaas ayuu kuseegaya imtixaanku.
Fadlan ilaashada waxaad 12ka sano usoo tagnaydeen.

21/10/2020

BUS XAGAAYA JILAAL BARYADAY QARANKA OO BIISAY BARIN DOOGLE NAYLUHU GUGAY BADALI ROORAN LAGA BARUUR LEH BAWDIYO SHANSHO IYOBARI HADUU WAAYO BARAAR HABARTI LOOG K**A FURTO GAWRAC K**A BAAJO

19/10/2020

WAR GALIN:
Dhamaan qaybaha kala duwan ee ardada wax ka barata dugsiga sare ee qaloocaan iyo walidiintaba waxaan ku wargalinayanaa in laba bari gudohood ku yimaadana ardada maqan.hadaba waxa mar labad iyo mar sadexaadba idinku wargalinayanaa inaad ku soo xaadirtaa maalinta arbacada ah.
Ciida xiligaa ka dib dhacada waxay lakumi doonta natiijo aan raali galin doonin.
Gabgabo: meel kasta oo aad joogto waa inaad saddex bari gudoohoda ku timaadaa.inashaallahu

13/11/2019

heelo

13/11/2019

waxaan halakaan tavsi tiiraayo leh uga diraya ihaladii iyo qaraabadii ù ka geeriyoday c.fitaax huruuse . gaar ahaana ilmo huruuse. ilaahaya janadiisa ayaa uga baryaya aa marxuuka ehelkina samir iyo imaan ha kasiiyo

10/11/2019

dhamaan asxabata ku soo dhawada pageka Galaw media.waxaan idinka haqab tiri doonaa waraka iyo dhacdooyinka dunida inshallaha like iyo shertu waa xagiin

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galaw media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share