Diwaan Media

Diwaan Media Waxa u horseda Dhamaan wararka deganka iyo Meeelkasta ay waxka dhacan wad laa socon karta

10/01/2026

DEG DEG: Shiinaha Oo Awood Lasoo Baxay , Mareykanka Oo Xaalad Halis Ah Ku Jira & Xogo Qarsoon.

Trump ayaa sheegay in Mareykanku go’aansaday inuu la wareego Greenland, nabad iyo xoog kii ay noqotaba, sidoo kale wuxuu...
09/01/2026

Trump ayaa sheegay in Mareykanku go’aansaday inuu la wareego Greenland, nabad iyo xoog kii ay noqotaba, sidoo kale wuxuu sheegay in tallaabooyinkii ay ka qaadeen Venezuela ay ka hortageen in Ruush iyo Shiinaha ay halkaas gacanta ku dhigaan oo saameyn ku yeeshaan.

Hambalyo Hambalyo Gudoomiyaha Cusub Ee Dagmada Baabili mudane khdar johar Cali ayaan loo magacabay  Hambalyo Hambalyo.
09/01/2026

Hambalyo Hambalyo Gudoomiyaha Cusub Ee Dagmada Baabili mudane khdar johar Cali ayaan loo magacabay Hambalyo Hambalyo.

09/01/2026

Wararki ugu danbeeyay Ee dalka Suriya oo dagalku wali ka socdo ciidamada dowladda iyo Maleshiyaadka xaladu meel xun mareysa.

Donald Trump aya ciidamada gaarka ah ee delta force usoo daabulaya bariga dhexe si ay usoo qabtaan Ayatollah Ali Khomane...
09/01/2026

Donald Trump aya ciidamada gaarka ah ee delta force usoo daabulaya bariga dhexe si ay usoo qabtaan Ayatollah Ali Khomanei

Delta force waa ciidamadi qabtay Nicolas Maduro laakin Ayatollah wuxu kaga duwan yahay feejignaanta iyo inu iska fogeeyay dadka lagu tuhunsan yahay inay sirdoonka Mareykanka ushaqeyan

08/01/2026

Dadka Soomaaliyeed ee waqooyigoow, Ictiraafka idinkama jiro Nentanyahu ee wuxuu idinka jiraa Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee dadnimo, diin iyo dowladnimaba aad wadaagtaan.

08/01/2026

Hogaamiyaha Kooxda konfurta Yamen Oo U baxsadey Somaliland iyo jabka gadhay imaaradka Carabta.

08/01/2026

DEG DEG Israa’iil Oo Sadax dal ku qancisay Aqoonsiga Somalilnd, Madaxweyne Xasan sheekh iyo maradka laga kari wayay..

XASUUSIN. hal s***n gacantaada ugu raaxee saliga xabiibkeena Muxamed SCW.  Caawa waa Jimce.
08/01/2026

XASUUSIN. hal s***n gacantaada ugu raaxee saliga xabiibkeena Muxamed SCW.

Caawa waa Jimce.

08/01/2026

. Qarsoodi la helay: Trump oo doonaya in uu gaadmo ku dilo Aayatullaha khamani hogamiyaha ugu sarreeya Iiraan.

Wasiirka Arrimaha-dibedda Shiinaha, Wang Yi oo Addis Ababa ku sagan ayaa la kumay Raysal wasaare Abiy Axmed oo ka wada-h...
08/01/2026

Wasiirka Arrimaha-dibedda Shiinaha, Wang Yi oo Addis Ababa ku sagan ayaa la kumay Raysal wasaare Abiy Axmed oo ka wada-hadleen xidhiidhka & iskaashiga labada dal & xaaladaha Gobolka Geeska Afurka, iyada oo berri Wasiir Yi ku wajahan Soomaaliya, iyada oo Shiinuhu xilligan yahay quwadda u weyn ee barbar taagan.

08/01/2026

Xilibanka tirsan Congraska Aqalka cad Mareykanka ayaa si adag u difacey dadka Soomaliya.

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diwaan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Diwaan Media:

Share