Bariisa cade

Bariisa cade bariisacade news

20/06/2024

Aan kusalino dhamaanteen nabiga scwslm

19/09/2022
14/09/2022
12/09/2022
Sucuudiga booliska ayaa qabtay nin iskudayay inuu dilo dhakhtar ka dhaliyay qoftiisa kadib markii lawaayay u muliso duma...
08/09/2022

Sucuudiga booliska ayaa qabtay nin iskudayay inuu dilo dhakhtar ka dhaliyay qoftiisa kadib markii lawaayay u muliso dumar ah oo dhakhtarka joogta

Waan dilayaa ninka qoftayda ii dabamaray inuu leehay baa lasheegay

Ceelkari  DDS  meel ku haboon dalxiiska
04/09/2022

Ceelkari DDS meel ku haboon dalxiiska

Baro heesta beer Lula gabadhii loo qaaday
04/09/2022

Baro heesta beer Lula gabadhii loo qaaday

BARO 11-KA GOBOL IYO 95-KA DEGMO EE U KA KOOBAAN YAHAY DAWLAD DEEGAANKA SOOMAALIDA.1) GOBOLKA DAAWA. (4 DEGMO)1) Mooyale...
01/09/2022

BARO 11-KA GOBOL IYO 95-KA DEGMO EE U KA KOOBAAN YAHAY DAWLAD DEEGAANKA SOOMAALIDA.

1) GOBOLKA DAAWA. (4 DEGMO)

1) Mooyale
2) Qadhadhumo.
3) Hudet.
4) Mubarak.

2) GOBOLKA DOOLO. (7 DEGMO)

1: Wardheer
2: Daraatole
3: Danood.
4: Galxumur
5: Galaadi
6: Bookh
7: lehel-yucub.

3) GOBOLKA NOGOB. (7 DEGMO)

1: Ceelwayne.
2: Garbo
3: Xaraarey
4: Cayuun
5: Horoshagax
6: Segeg
7: dhuxun.

4) GOBOLKA LIIBAAN. (7 DEGMO)

1: Filtu
2: Dollo Adow
3:Qarsadula
4: Gura-dhamoole
5: Goora-Baqaqsa
6: Boqol maayo
7: Dekasuftu.

5) GOBOLKA ERER. (8 DEGMO)

1: Fiiq
2: Xamaro
3: Waangay
4: lagahida
5: Yoxob
6: Salaxaad
7: Mayu-Muuqdheer.
8 Qubi.

6) GOBOLKA AFDHEER. (9 DEGMO)

1) Hargelle
2) Jarati
3) Baarey
4) Iimey galbeed
5) Raaso
6) Dollow Bay
7) Ceelkari
8) Qooxle
9) Godgod.

7) GOBOLKA SHABEELE. (10 DEGMO)

1) Godey
2) Dhanan
3) Qalafe
4) Beer caano
5) Feerfer
6) Iimey bari
7) mustaxiil.
8) Elele
9) Cadaadle
10) abaaqarow.

8) GOBOLKA QORAXAY (10 DEGMO)

1: Qabridahar
2: Shilaabo-
3: Dhobaweyn
4: Shaygoosh
5: Marsin
6: Ceel-ogaden
7: Las-dharkeynle
8: Boodaley
9: Higlooley
10: Goglo/kudunbuur.

9) GOBOLKA FAAFAN. (11 DEGMO)

1: Tuliguuled
2: Goljano
3: Harooreys
4: shabeleey
5: Harawo
6: mula
7: Qabribayax
8: xarshin
9: Gursum
10: Babili
11: Awbare.

10) GOBOLKA JARAR. (11 DEGMO)

1) Dhagax-buur
2) Daroor
3) Awaare
4) Dhagax-madow
5) Gunagado
6) Gashamo
7) Birqod
8) Dig
9) Bilcil buur
10) Araarso
11) Yoocaale

11) GOBOLKA SITTI. (11 DEGMO)

1: Shiniile
2: Ayshaca
3: Mieso
4: Dambal
5: Erar
6: Afdem
7: Haadhagala
8: Biki
9: Geblalu
10: Dhuunyar
11: Daymeed.

Aan is baranee Gobolkee iyo Degmadee kasoo jeedaa......?

W/Q Mame H M***a

Address

Ooman2007@hotmail. Com
Jijiga
NEWS

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bariisa cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bariisa cade:

Share