Gob Media Tv

Gob Media Tv GOB TV
(1)

28/07/2026

Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa Faahfaahin ka bixiyay su'aalo ay Golaha Xildhibaanada deegaanku ka waydiiyeen warbixinta waxqabadka xukuumada ee S.M. 2018 t.i.

28/07/2026

Xubnaha Golaha Xildhibaanada DDS ayaa wax ka waydiiyay madaxwaynaha DDS waxqabadkii xukuumada ee S.M. 2018 t.i.

27/07/2026

Kormeer Shaqo oo uu Komishineerka Guud ee Booliska DDS kusoo maray Saldhigyada iyo Fadhiyada Ciidamada ee Gobollada Afdheer, Liibaan iyo Daawa

27/07/2026

Gawaadhida jaadka iyo dhibkooda

27/07/2026

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa sheegay in xukuumaddu sannadkii tegay guulo la taaban karo ka gaadhay koboca dhaqaalaha, iyada oo mudnaanta la siisay horumarinta Jiddadka, Biyaha, beeraha, xoolaha, ganacsiga, warshadaha, maalgashiga, kobcinta dakhliga, shaqo-abuurka iyo hirgelinta mashaariicda horumarineed.

27/07/2026

Hadaljeedinta Madaxweynaah Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ee kulanka la tashiga dhalinyarad iyo haweenka WB

27/07/2026

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa Golaha 6aad ee Xildhibaannada ka hor jeediyay warbixinta waxqabadka xukuumadda ee qaybta adeegyada bulshada, isagoo iftiimiyay horumarka laga gaadhay waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyada kale ee bulshada, kuwaasi oo kor u qaaday tayada nolosha bulshada.

27/07/2026

Cusbitaalka life care ayaa keenay qalab aan horey loo keenin deeganka.

Xaaji cagawayne ayaa lacag hal miyan oo bir ugu deeqay dadkii musabadii shilka ku dhacay dhawaan agaagark magaalada qabr...
26/07/2026

Xaaji cagawayne ayaa lacag hal miyan oo bir ugu deeqay dadkii musabadii shilka ku dhacay dhawaan agaagark magaalada qabribayax

Xaaji caga wayne waa miilkiilaha jigjiga internatonal ee magaaalda jigjiga

Maaamulka gobolka faafan ayaa goob joog ahaa

09/07/2026

Qaabkay u dhacday Xafladii Caleemo saarka Ahayd ee
Ugaaz Fu.aad Ugaaz Caafi Ugaaz Cali ee Ka dhacday.
Dagmada qallaafo Ee gobalka shebeele.

Gob Media Tv

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gob Media Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category