Warandhaabmedia

Warandhaabmedia Warandhaabmedia is impartial and strives for maximum objectivity in its coverage of political and ec

12/04/2023

Agew liberation Front

12/04/2023

These people are from the Agew liberation.front.

They are fighting for to get the political share within the state of highland. States.

Highland states is account for mainly Amhara .Agew , Qiment and many more who did not come forward yet.

12/04/2023

Agew liberation front. Waa Qowmiyada ku dhexnoolaa Amxaarada .. waxay dagaal goos goos ah ka wadaan gudaha goballka Amxaarada .

Magaalooyinka Debra taboor iyo Lilibela ayay iska leeyihiin ... Taageero ayay shacabka Soomaaliyeed ee geeska Africa ooga Baahan yihiin ..

12/04/2023

Midnimada reer hiiraan waa in la ilaaliyaa... Shacabku waa stockholders oogu Wayn nabad galyada iyo maamulka.....

Updates in Ethiopia.1- waxaa dagaalamay dagaal udhaxeeyo Faano iyo Agew liberation oo markii h**e Amxaaro isku ahaan jir...
12/04/2023

Updates in Ethiopia.

1- waxaa dagaalamay dagaal udhaxeeyo Faano iyo Agew liberation oo markii h**e Amxaaro isku ahaan jiray.

2- Waxaa meesha baneeyay ciidamo farabadan oo Liyuu police oo Galay duurka xeryhii LAGU ogaano laga waayay.waa Amxaaro Liyuu police

3- waxaa labo uqayb samay ciidankii federaalka ahaa ee joogay goballka Amxaaro.

Guulaysta......
11/04/2023

Guulaysta......

Umada ha Marin habaabinin... 1- yaa ku Taliyay in Tigreega la garab istaago.. shacabka wax aan jirin ha usheegin ... Abi...
11/04/2023

Umada ha Marin habaabinin...

1- yaa ku Taliyay in Tigreega la garab istaago.. shacabka wax aan jirin ha usheegin ... Abiye iyo oromadu way ogyihiin waxa jira...

2,. In ururo kale LAGU biiro adigoo aan waxba ka ogayn sida LAGU aas aasay wax saami ahna aadan kulahayn umada Soomaaliyeed way diiday. Filimkaas umadani way Soo daawatay.

3- Miiska wadahadalka ayaa fadhinaa away waxaad sheegi jirteen

4- Haku wareegaysanin ONLF shacabka Soomaaliyeed way ogyihiin mowqifka ONLF ..

11/04/2023

Kacdoon ayaa bilowday... Waxaa socda abaabul dhamaan gobalada Soomaalida shacabka inay kacaan.....kana hortagaan kalitaliska macagaga ah ee raba xukunka inuu isaga kaligii isugu keeno......

11/04/2023

Shacabka Soomaaliyeed oo afka furtay... Kacdoonka umada Soomaaliyeed ayaa bilowday.

Soomali demonstration against Abiye government....

11/04/2023

Qaybo kamid ah goballa soomaalida ayaa waxaa ka bilowday mudaaharaadyo waa Wayn oo LAGU diidan yahay kala dirida Liyuu police

Waxaa kaloo abaabul Wayn kasocdaa wardheer, qabridahare , Godey, Hargelle iyo dhamaan.......

Dadkan idiin muuqda waa Dabaqoodhigii oo fursad helay... Markii h**e waxay qayb ka ahaayeen maamulkii macagaga ahaa ee E...
11/04/2023

Dadkan idiin muuqda waa Dabaqoodhigii oo fursad helay... Markii h**e waxay qayb ka ahaayeen maamulkii macagaga ahaa ee EPRDF hadana waxaa Soo abaabulay GUMAYSIGA Abyssinian group ........

11/04/2023

PM Abiy Ahmed visited Somali region office of the president with senior federal gov't officials, October 2022 (Photo: Somali Prosperity Party) By Faisal RobleĀ  Addis Abeba - Winning the premiership in April 2018, Dr. Abiy Ahmed promised Somalis a meaningful change. Five years later, a...

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warandhaabmedia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warandhaabmedia:

Share