Wariye Faysa Abdilahi

Wariye Faysa Abdilahi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wariye Faysa Abdilahi, TV Network, Jijiga.

22/10/2023

Daawo Gabadhi la dhalatey Wiilkii yaraa ee 11 jir ah laguna magacaabo Abdinaasir Yusuf Jihad oo kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo.😭😭😭

Ciidanka xoogga cirka ee Itoobiya.
20/10/2023

Ciidanka xoogga cirka ee Itoobiya.

Juma kariim🤍📿
20/10/2023

Juma kariim🤍📿

WAR DEG DEGAGollaha Barlamanka Itoobiya ayaa liiska argagixisada ka saaray TPLF.
22/03/2023

WAR DEG DEGA

Gollaha Barlamanka Itoobiya ayaa liiska argagixisada ka saaray TPLF.

22/03/2023

Jawiga manta🤍🖤⛈️

Juma kariim🕋
17/02/2023

Juma kariim🕋

14/09/2022

soo dhawaynta raysal wasaare Abiy markii uu gaadhay Djibouti

Raysalwaaraha dalka Dr.abyi axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaadhay wadanka Jabuuti. Madaxwaynaha wadanka Jabuuti Ismaac...
14/09/2022

Raysalwaaraha dalka Dr.abyi axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaadhay wadanka Jabuuti.

Madaxwaynaha wadanka Jabuuti Ismaaciil Cumer geele ayaa qaabiley waftiga raysalwaaraha Itoobiya.

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga...
20/11/2021

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, Halka Wasiir-ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda loo magacaabay mudane Maxamuud Cabdi Xasan (Pekos).

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale isku baddelay labada wasiir ee kala ah:

Maxamed Aadan Macallin (Soomaali) oo loo magacaabay Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa iyo
Xuseen Maxamed Sheikh Xuseen (Badni) oo loo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud Guriyeynta iyo Dib u dhiska.

20/11/2021

Xayraan iyo xaaskiisa 😅

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo oo cambaaraysay faro-gelinta reer-galbeedku ku hayaan Itoobiya Ra’iisul-wasaare-ku-xig...
20/11/2021

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo oo cambaaraysay faro-gelinta reer-galbeedku ku hayaan Itoobiya

Ra’iisul-wasaare-ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda, Demeke Mekonnen ayaa wada-hadal la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda ee jamhuuriyadda dimuqraadiga Koongo, Christophe Lutundula. Wada-hadalkooda ayaa waxa ay kaga wada-hadleen doorka jamhuuriyadda dimuqraadiga ah Koongo iyo Midowga Afrika ay ku yeelan karaan xallinta colaadaha ka taagan waqooyiga Itoobiya.

Christophe Lutunula waxa uu Demeke u gudbiyay dhambaal uu ka siday madaxweynaha jamhuuriyadda dimuqraadiga ah ee Koongo iyo guddoomiyaha hadda ee Midowga Afrika, Felix Shisekedi.

"Jamhuuriyadda dimuqraadiga ah ee Koongo waxa ay cambaaraynaysaa faro-gelin kasta oo lagu sameeyo Itoobiya", ayaa lagu yidhi dhambaalka.

FBC

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Faysa Abdilahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category