Aw galbedi media

Aw galbedi media wararka calamka iyo somalida
dhacdoniy waraysiyo takhirda
barnaamijyo dini ah dhaqanka

waxaba galbed tv ayadka helaysa

follow dheh galbed tv 📺

aw galbedi medi page@com

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay xaaladda amniga siyaasadda iyo mustaqbalka Soomaali...
13/06/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay xaaladda amniga siyaasadda iyo mustaqbalka Soomaaliya Madaxweynaha wuxuu sheegay in dagaalka lagula jiro Al-Shabaab uu weli yahay mudnaanta koowaad ee dowladda, isagoo ku eedeeyay kooxda inay caqabad ku tahay nabadda, horumarka iyo midnimada dalka. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in dowladda Soomaaliya ay sii wadi doonto howlgallada lagu ciribtirayo Al-Shabaab

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay khilaafaadka siyaasadeed ee jira, isagoo sheegay in dowladda federaalku ay ku taagan tahay ilaalinta dastuurka, midnimada dalka iyo hirgelinta nidaamka doorashooyinka. Dhanka kale mucaaradka ayaa ku eedeeyay dowladda inay waddo qorshe muddo-kororsi ah, halka qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradku ay ku hanjabeen inay qaadi doonaan tallaabooyin adag haddii aan laga heshiin hannaanka doorashada.

Arrinta Jubaland, dowladda federaalka ayaa h**e u sheegtay inaysan aqoonsanayn habkii dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland, taas oo sii xoojisay khilaafka u dhexeeya Muqdisho iyo Jubaland.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu dambayn ku baaqay wada-hadal iyo is-afgarad siyaasadeed si looga fogaado xasillooni-darro iyo isku dhac siyaasadeed, isagoo ku celceliyay in midnimada Soomaaliya ay tahay arrin aan gorgortan laga geli karin

Aw galbedi media

26/04/2026

Dignin Dignin ninkan iyo koxdisu waxay ka ganacsadan dhiga dhacabka banka dida waled waligodna mayna ha hadal dhibatada haysta shacka besha jarso waxan idinka digayna inad iska ilalisan koxdan yar ninkan budul aya ladhaha waxanu kaso muqday malinti dhaqaqadu kadhacday qabalayga biyada isago dhiga shacabka bartay o u halilaya dhig shacabka waxase ale mahadi ah in cidanka qaranka Ethiopia ay kakala dadiyen mariyihi ayka dhisayen qabalayga biyada

War deg-deg ah: Maraykanka oo shaqaalahiisa ka daadgureynaya safaaradiisa caasimadda UrdunMaraykanka aya k**i siqaya inu...
02/03/2026

War deg-deg ah: Maraykanka oo shaqaalahiisa ka daadgureynaya safaaradiisa caasimadda Urdun

Maraykanka aya k**i siqaya inu cagaha waxka dayo o iskaga cararo dhaman bariga dhexe

Alaha unaxaristo Ayatollah Ali Khamenei madkisa aya lagaso saray gobti lagu duqeyay
28/02/2026

Alaha unaxaristo Ayatollah Ali Khamenei madkisa aya lagaso saray gobti lagu duqeyay

14/02/2026

Gudomiyaha jinacsani e cusub darad wuxu cidan kaso raray magalada harar kuwaso usow kaxaysanayay ina lagu dhibateyo shacab jarso ah
Markay labadi gadhiba rogmaden waxay cadaysay xaqdarada ayku socdan qoladan mamulka cusub
E dhilyinka ah e lagu leyahay lacagihi ayku dhilayten

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252676738792

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Aw galbedi media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Aw galbedi media:

Raccourcis

Partager