Yool Media

Yool Media Yool Media, is a multimedia branding consultancy company based in Somali Region, Jigjiga!
(1)

Sawirro: Beeraha wax-soo saarka Qamadiga ee Magaalada Tulli-guuleed ee gobalka Faafan.
08/09/2026

Sawirro: Beeraha wax-soo saarka Qamadiga ee Magaalada Tulli-guuleed ee gobalka Faafan.

Sawirro: Shirwaynaha abaabulka iyo wacyigalinta Dakhliga ayaa ka qabsoomay degmada Awbarre.Madashan oo ay ka soo qayb ga...
02/09/2026

Sawirro: Shirwaynaha abaabulka iyo wacyigalinta Dakhliga ayaa ka qabsoomay degmada Awbarre.

Madashan oo ay ka soo qayb galeen hogaaminta qabaleeyada,dawlada hoose,shaqaalaha dawlada iyo maamulka degmada.

02/09/2026

BADBAADO PODCAST Saamaynta Caafimaad ee Guurka Caruurta Women Alliance Against Poverty solidarity foundation

02/09/2026

BADBAADO PODCAST ''Saamaynta Caafimaad ee Gudniinka Gabdhaha'' Women Alliance Against Poverty Solidarity Foundation.

01/09/2026

'500 oo arday oo danyar ah ayaa looqaybiyay dhaman agabki waxbarashada ee ay ku bilaabilahayeen waxbarashda cusub ee 2019 ka '

Iskaashiga ganacsatada garabka Haweenka Xisbiga Barwaaqo ayaa u qaybiyay agabka Waxbarashada arday gaadhaysa 400 oo arda...
01/09/2026

Iskaashiga ganacsatada garabka Haweenka Xisbiga Barwaaqo ayaa u qaybiyay agabka Waxbarashada arday gaadhaysa 400 oo arday kasoo laga so xulay Dugsiyada MMJ.

31/08/2026

"balanteenu waa wax soosarka beerahena " suldaamada haweenka deganka somalida

31/08/2026

"Waxa iigu farxadda badan waa ardaydaa aan maanta soo saaray"Tababare Hibo Maxamed

Sawirro:Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda koowaad ee barashada cunto dhaqameedka iyo bandhigga cuntooyinka dabiiciga ah ee...
31/08/2026

Sawirro:Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda koowaad ee barashada cunto dhaqameedka iyo bandhigga cuntooyinka dabiiciga ah ee Quud-daray oo maanta magaalada Jigjiga lagu qabtay.

30/08/2026

Hordhac:: Xafladda Qalinjabinta Barnaamijka Quud-Darey oo ka dhici doonna Hoolka Management'ga ee magaalada Jigjiga kasoo qaybgal wanaagsan.

Address

Sahal Hotel, Jibriga, Xafiiska Yool Media
Jijiga

Telephone

+251915859797

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yool Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share