Gorgor media

Gorgor media ku soow dhawow Sadik Media

Murashax Madaxbanaan ee Caasimada Jigjiga , Suhayb Ahmed Mohamed.
26/03/2026

Murashax Madaxbanaan ee Caasimada Jigjiga , Suhayb Ahmed Mohamed.

  Sawiro hordhac ah iyo xafladda furitaanka Jaamacadda Islaamiga ah ee Raaso. Fallow Dagaara Media
23/09/2025

Sawiro hordhac ah iyo xafladda furitaanka Jaamacadda Islaamiga ah ee Raaso. Fallow Dagaara Media

25/09/2023
Qaasi Shixaad wuxu ahaa Suuriyaan qaxoonti ah oo ku noolaa dalka Jarmalka.Bilo ka hor ayuu Baaskiil ka soo kaxaystay mag...
01/03/2023

Qaasi Shixaad wuxu ahaa Suuriyaan qaxoonti ah oo ku noolaa dalka Jarmalka.

Bilo ka hor ayuu Baaskiil ka soo kaxaystay magaalada Humberg isaga oo safar dhinaca dhulka ah u soo galay magaalada Barakaysan ee Maka Al Mukarrama.

Wuxu Baaskiiladddiisa ku soo maray qaybo badan oo ka mida qaaradda Yurub iyo weliba bariga dhexe.

73 maalmood ka dib markii uu soo gaadhey halkii u socday ayuu Qaasi Shixaad ku geeriyooday duleedka magaalada Makka, isaga oo xidhnaa lebiskii uu ku cibaadaysan lahaa.

Qoyskiisa ayaa sheegay in uu wadne xanuun u geeriyooday.

Marxuumkan ayaa lagu aasay magaalada barakaysan ee Maka halkaas oo ahayd bartii uu safarka dheer u soo galay.

Hadaa dalbo oo hel design tayo leh Qiime macquul ah 👏🏻
01/02/2023

Hadaa dalbo oo hel design tayo leh
Qiime macquul ah 👏🏻

Bandhiga Buuga Wehel jacayl iyo Jigjiga Habeenka Axadu soo galayso ku began 17/12/2022.
16/12/2022

Bandhiga Buuga Wehel jacayl iyo Jigjiga Habeenka Axadu soo galayso ku began 17/12/2022.

Buuga Wehel Jacayl Iyo Dhalinta Caasimada Jigjiga.Sabtida soosocota Habeenka Axadu soo galayso ayaa Jigjiga lagu soo ban...
12/12/2022

Buuga Wehel Jacayl Iyo Dhalinta Caasimada Jigjiga.
Sabtida soosocota Habeenka Axadu soo galayso ayaa Jigjiga lagu soo bandhigi doonaa buugan.

eebbe korreeye jannooyinkiisa ha kuugu deeqo, dhaxal aan duugoobayn baad nooga tagtaye. abwaan Hadraawi.
19/08/2022

eebbe korreeye jannooyinkiisa ha kuugu deeqo, dhaxal aan duugoobayn baad nooga tagtaye.

abwaan Hadraawi.

Jigjiga city
08/03/2021

Jigjiga city

Hamabalyo Aroos wacan xasan iyo ubaxPart 1
19/10/2020

Hamabalyo Aroos wacan xasan iyo ubax

Part 1

Gorgor Photography
11/09/2020

Gorgor Photography

Address

Jijiga

Telephone

+251930737136

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gorgor media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category