Cabdisho Media

Cabdisho Media Warhaabin Wax-dhista
Warar, Warbixino, Barnaamijyo Sheekooyin,
Kala-soco 24 Hrs/7 Days
(1)

08/09/2026

Hadii qosol lagu xoroobo in badan baan soo qosoloy,
Aduunka intaan joogay ma arag umad kuxorowday sheeko xariireed

"Madaxwayne Mustafe muhumed Omar"

Waxaa Maanta Xadhiga laga jaray Mashruuca biyo galinta Senterka Dhamal ee Degmada Harawa oo ay fulisay Hay'ada SLAMIC RE...
08/09/2026

Waxaa Maanta Xadhiga laga jaray Mashruuca biyo galinta Senterka Dhamal ee Degmada Harawa oo ay fulisay Hay'ada SLAMIC RELIEF oo ka hawl gasha Degmada Hawa.

Mashruucan oo lacagta ku baxday ay dhantahay 16Million oo birr, oo isugu jira Solarada Ceelka, Kaydka, water pointiyada iyo Dararka Xooluhu ka cabaan ayaa wax wayn ka tari doonta baahidii dhinaca biyaha ka haysatay shacabka Senterka dhamal.

ugu dambayn Maamulka Degmada Harawa, Maamulka senterka dhamal iyo shacabka Dhamal ayaa Hayada uga mahad celiyay dhamaystirka Mashruucan biya galinta ee ay hay' adu ka fulisay senterka dhamal oo runtii baahi wayn loo qabay.

Fiid wanaagsan ✋️Dad Akhyaar ah baa sawirka igu weheliyaNasriin Hidda-Dhawra Jimcale Ali Mohamud Abdikadir
08/09/2026

Fiid wanaagsan ✋️
Dad Akhyaar ah baa sawirka igu weheliya

Nasriin Hidda-Dhawra
Jimcale Ali
Mohamud Abdikadir

08/09/2026

Hada waxaa la rabaa in la dhinto

Taliye Shub iyo xiliyadii uu xilka hayay

Xuska Maalinta Adkaysiga ee Baagume-3, oo halku-dheg looga dhigay “Aasaas Adag, Dal Xooggan!”, ayaa lagu qabtay magaalad...
08/09/2026

Xuska Maalinta Adkaysiga ee Baagume-3, oo halku-dheg looga dhigay “Aasaas Adag, Dal Xooggan!”, ayaa lagu qabtay magaalada Jigjiga.

MULA:Waxaa dugsigayada Hoose, Dhexe, iyo sare ee Deg/Mula si rasmiya uga bilaabmay, Diyaargarawga Bilaabida waxbarashada...
07/09/2026

MULA:
Waxaa dugsigayada Hoose, Dhexe, iyo sare ee Deg/Mula si rasmiya uga bilaabmay, Diyaargarawga Bilaabida waxbarashada iyo dhamaystirka Diwaangalinta ardayda ee sanad dugsiyeedka 2019 T.I ee
Dugsiyada kala duwan ee ka jira Degmada Mula ee Gobolka Faafan

Waxayna ardayda iyo maamulka xafiiska waxbarashadu ee Degmadu saaka dugsiyada ka sameeyeen dhirbeeris lagaga qayb qaadanayo maalinta soo kabashada dalka ee 2-da bisha Baaqumee

Wax ka yar 5 maalmood ayaa ka harsan sanadka cusub ee 2019 bisha 13aad ayaa gabagabo ah ​F.G. Waa sanadka cusub ee tirsi...
07/09/2026

Wax ka yar 5 maalmood ayaa ka harsan sanadka cusub ee 2019 bisha 13aad ayaa gabagabo ah

​F.G. Waa sanadka cusub ee tirsiga taariikhda dalka Itoobiya

Ciyaaryahankii h**e ee kooxaha Chelsea iyo Tottenham, G.Poyet, ayaa sheegay in derbiga kaliya ee ka jira London uu yahay...
07/09/2026

Ciyaaryahankii h**e ee kooxaha Chelsea iyo Tottenham, G.Poyet, ayaa sheegay in derbiga kaliya ee ka jira London uu yahay kan u dhaxeeya Arsenal iyo Tottenham, inta kalena ay iska yihiin loolan

BAAQUME 2:Maalinta Soo kabashada Dalka oo loo asteeyay baqumee 2 deeda
07/09/2026

BAAQUME 2:
Maalinta Soo kabashada Dalka oo loo asteeyay baqumee 2 deeda

Gool haye Guuleed Dahir Aden (Guyo ooh) oo kamid ahaa hiboolayaasha kubada cagta Deegaanka Somalida ayaa si rasmiya ugu ...
05/09/2026

Gool haye Guuleed Dahir Aden (Guyo ooh) oo kamid ahaa hiboolayaasha kubada cagta Deegaanka Somalida ayaa si rasmiya ugu biiray xulka Qaranka Somaliya ee U-15 ka
isagoo haatan ku sugan Dalka Rwanda 🇷🇼

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdisho Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share