Wariye Cabdisho

Wariye Cabdisho Warhaabin Wax-dhista
Warar, Warbixino, Barnaamijyo Sheekooyin,
Kala-soco 24 Hrs/7 Days
(1)

07/12/2025

DEG DEG: Odayaasha Gobolka Salal oo soo hadlay ayaa yidhi saylac waa magaalo Ciise
Daawo.

06/12/2025

Xildhibaan Mohamed Abiib mar uu ka hadlayay dhibaatada saami qaybsiga

06/12/2025

Caare Sulaymaan oo la hadlay Wax-garadka beesha ciise

06/12/2025

Saylac Haddi Xeer Ciise Lagu Qaabto oo Lagu Wayneeyo Wax Dhiba oo Kujira Ma Jiro inuu Caqligu Shaqeeyo ayaa Loo Bahan Yahay.

Axmed Mohamed Tarax. Waxgaraad Soomaaliyeed

UDUB MEDIA.

06/12/2025

Wasiirkii is casilay ee Warfaafinta Somaliland Go,aanka khadhaadh Dhibkana ku ah reerka ee Ee reer kanagu qaatay laygu sawiri maayo

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi.
06/12/2025

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi.

Jigjiga — Waxaa lagu soo bandhigay Buugga Sahmin Falsafad Soomaaliyeed oo uu qoray Nuuradiin Askar Ibrahim.Madaxweynaha ...
06/12/2025

Jigjiga — Waxaa lagu soo bandhigay Buugga Sahmin Falsafad Soomaaliyeed oo uu qoray Nuuradiin Askar Ibrahim.

Madaxweynaha DDS, Mustafe Muxummed Cumar, ayaa ka qaybgalay bandhigga buuggan oo lagu qabtay Hotel Lotus. Buuggan ayaa akhristaha u furaya fahamka aasaaska falsafadda, isaga oo si fudud u sharxaya su’aalaha waaweyn ee nolosha, sida jiritaanka, aqoonta, akhlaaqda iyo micnaha nolol-qofeed.

Madaxweyne Mustafe ayaa madasha ka yidhi: “Waxaa dhawaanahan batay qorayaasha deegaanka ee soo saaraya buuggaag kala duwan, taasi oo ah calaamad muujinaysa soo kabasho bulsho. Arrintaas aad baan u boggaadinaynaa, waana dhiirrigelinaynaa.”

06/12/2025

Dhiig badan ayaa loo baahanyahay
Fariin ka timid waaxda Caafimaadka Borama

06/12/2025

DEG DEG: Ugaas Beesha Ciise oo La hadlay Bulshada uu hogaamiyo, Uguna Baaqay inay dhulkooda difaacaan.

Deg deg: Degmada Mubarak ayaa 1 iyo 0 ku garaacday dhigeeda Degmada Hora-shagax
06/12/2025

Deg deg: Degmada Mubarak ayaa 1 iyo 0 ku garaacday dhigeeda Degmada Hora-shagax

06/12/2025

Badh-tanka Boorama oo calankii Somaliya lagu arkay

Degmooyinka Gursum, Shabeelay, Qabri-bayax iyo Maamulka magaalada qabribayax ayaa saaka loo furay wareega sadexaad ee Ta...
06/12/2025

Degmooyinka Gursum, Shabeelay, Qabri-bayax iyo Maamulka magaalada qabribayax ayaa saaka loo furay wareega sadexaad ee Tababarka Hogaaminta Xisbiga Barwaaqo

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Cabdisho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share