23/05/2024
βKama Soo Muuqan Doono Tartanka 11ka Gobol ee Dawlad Deeganka Somalida
Sababa La Xidhiidha Kooxdeyda Oon ka Iman Kareyn π
βWaxaan Ku Faraxsanahay Casimadeyda Jigjiga Jano iyo Dhamaan Deeganka oo Dhan sida Sportiga Loo Jecelyahay Loona Hormarinayo Sanadadi u Dambeysay Waxan Rajeynaya In Mar Uun HorYaal Loo Bilaabi Doona Dhalinyarada Deegan ka
Allah Mahadle
Sidan waxaa bartiisa FB kusoo Qoray Xidigii h**e Gobaladda Faafan ,Qoraxay iyo jigjiga imikana u Ciyaaraha Kooxda Horseed ee ka Ciyaarta Horyaalka kooxda heerka 1aad ee Somalia Cabdisis Musa zize.