Garoon Media

Garoon Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garoon Media, Media/News Company, Jijiga.

29/07/2025
26/07/2025
25/07/2025

Sideed sanno oo dulmiya + todoba sano oo dulmi iyo cadaalad-darro ah= bur-bur siyaasadeed.

Gobolka Jarar guud ahaan waxa u ku fadhiyaa dhul ahaan 38,464 km². Marka la eego degmooyinka uu ka kooban yahay, waxaa si muuqata loo ogaan karaa in labada degmo ee Gaashaamo iyo Daroor ay ku fadhiyaan dhul dhan 19,738 km², taas oo ka badan kala badh baxadda dhuleed ee gobolka. Halka sagaalka degmo ee kale, marka la isku darro, ay wadaagaan 18,726 km².

Taasi micnaheedu waa:
Labada degmo ee Gaashaamo iyo Daroor waxay maamulaan in ka badan 51% baaxadda guud ee Gobolka Jarar.

Haddana, marka la eego sida miisaaniyadda loo qaybiyo, waxaa muuqata in aysan jirin wax is-le'eg oo dhab ah oo loo tixgeliyo marka laga hadlayo:

• Baaxadda dhulka degmo kastaa ku fadhido,
• Adeegyada muhiimka ah ee loo baahan yahay in la gaadhsiiyo,
• Masaafadaha dheer ee adeegyada loo maro,
• Iyo baahiyaha dhabta ah ee ka jira gobolka.

Gobolka Jarar oo h**e u ahaa gobol ay bulshada kuwada nool qayb ka mid ahi tirsanaysay dulmi iyo sad-bursi baaxaad le in lagula kacay oo ayna xaqii iyo xuquuqdii ay lahaayeen ayna helin, in haddana la yidhaa gobolkii waxa u soo kordhay gobol kale , gobolka soo kardhayna waxa la siinayaa isla reerkii h**e sad-bursiga u haystay ee wax laga tabanayay, waxay noqon doonta talaabo caawaqib xumo badani ka dhalato

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garoon Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share