Garbo News Network

Garbo News Network Garbo News Network

Munaasabad afur-wadareed oo lagu maamuusay ardayda kaalmaha h**e ka gashay tar-tanka Quraanka Kariimka ah ayaa maanta la...
18/03/2026

Munaasabad afur-wadareed oo lagu maamuusay ardayda kaalmaha h**e ka gashay tar-tanka Quraanka Kariimka ah ayaa maanta lagu qabtay Hotel Duule Jijiga. Xafladan waxaa ka soo qayb-galay Wasiirka Xafiiska Waxbarashada oo ay wahelinayaan Wasiirka Xafiiska Sayniska iyo Tiknoolajiyada, Gudoomiye ku-xigeenka Gollaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee heer qaran, Odayaasha dhaqanka iyo qaar ka mid culumada deegaanka.

Munaasabadan oo si heer-sare leh loo soo diyaariyay ayaa waxaa laga jeediyay qudbado lagu bogaadinayo dadaalada ku aadan xoriyada iyo barashada diinta ee isbadalka kadib ka hano-qaaday dalka iyo deegaankaba.

Murashaxa Madaxa banaan ee utartaramya heer deegaan Deg. GARBO
17/03/2026

Murashaxa Madaxa banaan ee utartaramya heer deegaan Deg. GARBO

Waa dameer iyo labadiisii dhagood
26/10/2024

Waa dameer iyo labadiisii dhagood

(ISHA IYO CAGTU ISKU DHAQAN EKAA) Waxaa si sharcidara ah loo xidhay muwaadin katirsanaa muwaadiniinta DDS oo isaga iyo  ...
25/10/2024

(ISHA IYO CAGTU ISKU DHAQAN EKAA)
Waxaa si sharcidara ah loo xidhay muwaadin katirsanaa muwaadiniinta DDS oo isaga iyo dadbadan oo kale ayakoonan wax eeda loo soo jeedini. Maxkamadna aynan warning usoo jarin guryahooda laga qabtay waxaa dadkaas kamid ah mudane Cabdiyare Maxamed Cali iyo dadbadan oo mudo laga joogo 23 cisho laga soo uruuriyay gur yahoogii kadibna Gaeabcase lagu xidhay

Hanbalyo, Hanbalyo, Hanbalyo
14/08/2024

Hanbalyo, Hanbalyo, Hanbalyo

Wareega 8da iyo sida laykugu aadan yahay
01/06/2024

Wareega 8da iyo sida laykugu aadan yahay

23/05/2024

Deg. Garbo Maxay Xiligan Xaadirka ah ugu baahi Badantahay ?
1) Biyo nadiif ah
2) Laydh 24 saac ah
3) Wadooyin loodhiso

Shirkii ay kulahaayeen Madaxda goboleedada iyo Nadaxwaynaha Somaali oo laga soo saaray war murtiyeed kan hoos ku qoran
19/05/2024

Shirkii ay kulahaayeen Madaxda goboleedada iyo Nadaxwaynaha Somaali oo laga soo saaray war murtiyeed kan hoos ku qoran

19/05/2024
19/05/2024

Address

Jijiga

Telephone

+251915000000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garbo News Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share