Curis Media Tv

Curis Media Tv Curis Media TV waa shirkad warbaahineed oo ka shaqaysa samaynta Documentaryda,dhacdooyinka, wararka, iyo Xayeysiinta Ganacsiyada.

Halkani waa Qabalaha dhigriiley ee Degmada Araarso  oo lagu soo gabagabeey koob ay qabsadeen dhalinyarada 17 jirada ah e...
11/08/2024

Halkani waa Qabalaha dhigriiley ee Degmada Araarso oo lagu soo gabagabeey koob ay qabsadeen dhalinyarada 17 jirada ah ee qabalaygu waxaa ciyaarta k**a damaybsta ah isku arkay
Labada kooxeed ee kala ah iyo

Ugu damayntii waxaa ku guuleystay koobkii Hilaac

Runtii waa dhalinyarada u baahan dhiirigalin iyo garab istaag maadaamoy is xilqaameen.

Hambalyo ayaan idin leeyahay dhalinyaro

Curis Media Tv .

Waxaa Qoray Maayarka JigjigaEng:- Shaafi Ahmed 👇Waxaan Shacabka Caasimada uga Mahad celinaynaa inay ka qayb qateen Bilic...
11/08/2024

Waxaa Qoray Maayarka Jigjiga
Eng:- Shaafi Ahmed 👇

Waxaan Shacabka Caasimada uga Mahad celinaynaa inay ka qayb qateen Bilicda caasimada.
Waxaa layidhi dheefay xageed talaa waxay tidhi dhib dabadii.
Xalad kasta oo aan ku jiro waxaan ubaahanahay isbadal iyo Qurxinta caasimada.
Mahmah somaliyeed ayaa ahayd Aqal xun ardaa wacan baa lagu kabaa.
Insha allah Jigjiga oo Qurux Badan.

Shilkan ayaa gaystay khasaare nafeed oo dhan  9 qof oo dhimasho ah halka DDhaawacuna 24 marayo inta la xaqiijiyey, shilk...
16/07/2024

Shilkan ayaa gaystay khasaare nafeed oo dhan 9 qof oo dhimasho ah halka D
Dhaawacuna 24 marayo inta la xaqiijiyey, shilkan oo ka dhashay isku dhac laba gaadhi .

Wali waxaa socota gurmadka iyo kala gurista dhaawaca.

Allah ha u naxariisto intii ku dhimatay dhaawacana ha u booga dhayo.

Dab xoogan ayaa ka kacay suuqa wayn ee magaalada Diridhaba
02/07/2024

Dab xoogan ayaa ka kacay suuqa wayn ee magaalada Diridhaba

Cusbitaalka darajada koobaad ee Qabribayax aya adeega daaweynta  ilkaha soo  kordhiyay isaga la kaashanaya xafiiska caaf...
27/06/2024

Cusbitaalka darajada koobaad ee Qabribayax aya adeega daaweynta ilkaha soo kordhiyay isaga la kaashanaya xafiiska caafimaadka ee DDS

cusbitaalku wuxuu bulshaweynta magalada qabribayax iyo magaalooyinka u dhaw ee ku xidhan ogaysiinaya in adeega daaweynta ilkaha laga bilaabay maanta oo ah 27/6/2024.

Adeegyada aad ka helayso cusbitaalka Qabribayax ee daaweynta ilkaha sida::-
1. Dhaqista ilkaha
2. Saarista ilkaha
3. Buuxinta iyo adkaynta ilkaha dabacsan
4. Dilista xididka ilkaha (root canal treatment)
5. xidhitaanka iyo qurxinta ilkaha kala dheer
6. Galinta ilkahaa macmalka ah Iyo Kuwa kaleba

Hadaba waxaan ugu bishaaraynayana bulshawaynta Qabribayax iyo nawaaxigeeda in hada laga helayo adeegan oo markii h**e loo doonan jirey Jigjiga .

Natiijada Doorashada Maamulka Magaalada JigjigaDoorashada waxaa codeeyay cod bixiyaal dhan 248,138. Waxaana codadka loo ...
26/06/2024

Natiijada Doorashada Maamulka Magaalada Jigjiga

Doorashada waxaa codeeyay cod bixiyaal dhan 248,138. Waxaana codadka loo kala helay sidan soo socoda

CODADKA XISBIYADU KALA HELEEN

1) Xisbiga Barwaaqo = 181,602 Cod
2) Xisbiga Onlf = 38,362 Cod
3) Xisbiga WSDP = 6780 cod
5) Xisbiga Ezama = 4,448 cod

CODADKA MUSHARIXIINTA MADAXA BANAAN KALA HELEEN

1) Xasan Nuur Maxamed xasan = 7,298cod
3) Axmed dahir cali xusen =6,373 cod
3) Cabdirisaaq maxamud Axmed = 3,275 Cod

Xubnaha Doorashada Ku guulaystay waa musharixiintii Xisbiga Barwaaqo ee kala ah oo u kala h**eeya qaab Alphapetic ah

TIRADA CODADKA AY WADA HELEEN : 181,602

1. Cabdisalaan Yuusuf Muxumed
2. Cumar Siyaad Ibraahin
3. Maxamed Jamac Yusuf
4. Maxamud Ahmed Areb
5. Mubashir Dibad Raage
6. Xasan Maxamed Xuseen
7. Xirsi Maxamed Dool

Curis Media Tv

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Curis Media Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share