28/01/2026
📢 Ogeysiis Muhiim ah | Bandhigga Buugaagta Boosaaso 2026
Bandhigga Buugaagta Boosaaso 2026, oo h**e loogu qorsheeyay inuu qabsoomo 28–29 Janaayo 2026, ayaa dib loo dhigay.
Bandhiggu wuxuu hadda qabsoomi doonaa 11–12 Febraayo 2026.
📍 Goobta: Hoolka Jaamacadda Culuumta Caafimaadka – Boosaaso.
.