Jigjiga Times

Jigjiga Times Our organization operates in all Somali region will focus on education, health, water etc

28/01/2025

Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Somaliland oo ka dagay Gegida Dayiuradaha ee Dubai, Dalka Imaaraadka Carabta oo soo fhawayn heer sare ah loo sameeyay oo Terminalkii loo baneeyay

28/12/2024
28/12/2024

OGAYSIIS DHAMAAN MUWAADINIINTA NABADDA JECEL.

Dhamaan muwaadiniinta iyo dadka degan Degaanka Soomaalida iyo guud ahaanba Itoobiya waxaa la ogaysiinayaa in dadkan aad muuqaalkan ku arkaysaan la og yahay in ay ilaa xad ka qayb qaateen xasillooni darrada ka jirta Dacawaleey.

Hadii aad ku aragto dadkaas gudaha Degaanka ama Ethiopia, waa inaad si deg deg ah ula socodsiisaa hay’adda ay khusayso.

ማስታወቂያ ለሁሉም ሰላም ወዳድ ዜጎች

እነዚህ በዚህ ቪዲዮ ላይ የምትመለከቷቸው ሰዎች ከቅርብ ጊዜ ወዲህ በተፈጠረው አለመረጋጋት በተወሰነ ደረጃ መሣተፋቸውን ለመላው የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ነዋሪዎች እና ዜጎች እናሳውቃለን።

በሶማሌ ክልልም ሆነ በኢትዮጵያ ውስጥ እነዚህን ሰዎች የሚያገኛቸው ማንኛውም ሰው በአስቸኳይ የሚመለከተውን አካል ማግኘት አለበት።

DAY DREAMING
01/09/2024

DAY DREAMING

07/07/2024

Wariyihii itoobiya ugu Geesisanaa Cabdulaahi Raabi oo isagoo telefishinka Itoobiya ka hadlaya August 2, 2010 ugu yeedhay Cabdi Ileey magaciisa dhabta ah

07/07/2024

Wariyihii itoobiya ugu Geesisanaa Cabdulaahi Raabi oo isagoo telefishinka Itoobiya ka hadlaya August 2, 2010 ugu yeedhay Cabdi Ileey magaciisa dhabta ah

14/02/2024
06/02/2024

Mucaaridka Xukuumada DDS oo si adag u taageeray Heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ee Bada. Cabdulaahi Cabdi Cadar oo ku magac dheer Hurre ayaa waraysi uu siiyay Idaacada Telefishinka ee Itoobiya ee ETV wuxuu ku faanay Itoobiyaaninada isagoo sheegay inuu hiil iyo hoo ba la garab taagan yahay hirgalinta heshiiska dhulka lagu siiyay Itoobiya


SRAJ News

22/11/2023

Marka dad aan Degaankabavwaxba ka aqoon ay juu falanqeeyaan siyaasada Degaanka

Address

Sayid Maxamed Cabdule Xasan Statue
Jijiga
25572

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jigjiga Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share