Sharmarke Isse Muse

Sharmarke Isse Muse 𝐖𝐚𝐫𝐚𝐫 𝐗𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪𝐨 𝐀𝐡 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐨 𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧 𝗢𝗼 𝗦𝘂𝗴𝗮𝗻
(2)

19/12/2025

𝗕𝗶𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗷𝗶𝗹𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗼𝗼𝗯𝗮𝗯𝗸𝗶𝗶 𝗱𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗼𝗼 𝘆𝗮𝗿𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝘆 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘅𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱 𝗮𝗱𝗮𝗴 𝗮𝘆𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗯𝘀𝗶 𝗾𝗮𝗯𝗮𝗮.

Sharmarke Isse Muse

18/12/2025

Beeraha Degmada Godey

🛣️✨Waxaa si rasmi ah u socda dhismaha jidka laamiga ah ee isku xira 𝗦𝗮𝗴𝗮𝗴 – 𝗴𝗮𝗿𝗯𝗼 – 𝘆𝗼𝗼𝗰𝗮𝗹𝗲, kaas oo ka mid ah mashaarii...
18/12/2025

🛣️✨Waxaa si rasmi ah u socda dhismaha jidka laamiga ah ee isku xira 𝗦𝗮𝗴𝗮𝗴 – 𝗴𝗮𝗿𝗯𝗼 – 𝘆𝗼𝗼𝗰𝗮𝗹𝗲, kaas oo ka mid ah mashaariicda door weyn ka qaadan doonaa:
🔹 Kobcinta ganacsiga iyo dhaqaalaha deegaanka.
🔹 Horumarinta nolol maalmeedka shacabka.

Sharmarke Isse Muse

Madaxweyne Ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa galabta soo kormeeray habsami u socodka dhismaha Garoonka...
16/12/2025

Madaxweyne Ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa galabta soo kormeeray habsami u socodka dhismaha Garoonka kubbadda cagta ee Magaalada Goday oo dhismihiisu u socdo si wanaagsan.

Abiy Ahmed ayaa garoonka diyaaradaha ee Bole kusoo dhaweeyay dhiggiisa Hindiya Modi oo booqasho Kuyimid Itoobiya.Raiisul...
16/12/2025

Abiy Ahmed ayaa garoonka diyaaradaha ee Bole kusoo dhaweeyay dhiggiisa Hindiya Modi oo booqasho Kuyimid Itoobiya.

Raiisulwasaare Modi ayaa la filayaa inuu barri khudbad ka jeedin doono kulanka labada gole ee wakiilada Shacabka iyo Fadareeshinka.

15/12/2025

#𝗠𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗰𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗙𝘂𝗹𝗶𝗻𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆𝗮 10 𝗯𝗶𝗹𝘆𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗱𝗼𝗼𝗹𝗮𝗿

14/12/2025

#𝗗𝗮𝗮𝘄𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗻𝗮𝗹𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝘁𝗼 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮𝗮 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗶𝗶 𝘄𝗮𝗱𝗲𝘆𝗻𝗮𝗮.

Sharmarke Isse Muse

14/12/2025

#𝗱𝗮𝗮𝘄𝗼 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗠𝗮𝘀𝗵𝘂𝘂𝗿𝗮 𝘄𝗮𝗿𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗴𝗮𝗹𝗯𝗲𝗲𝗱 𝗴𝗼𝗱𝗲𝘆. Sharmarke Isse Muse

14/12/2025

Idil ayruush Iyo xafladii M.M.Garbo

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, oo ay weheliyaan Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Koonfurta Itoobiya, Muda...
14/12/2025

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, oo ay weheliyaan Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Koonfurta Itoobiya, Mudane Tilahun Kebede iyo masuuliyiin kale, ayaa booqday dhismaha xarunta dalxiiska ee Shabeelleey.

13/12/2025

Mashruuca Waraabka Galbeedka Goday.

11/12/2025

10𝗸𝗮 𝗻𝗲𝗲𝗳 𝗢𝗼 𝗹𝗼𝗼𝗱𝗵𝗮𝗾𝗱𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝘀𝗼𝗼𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 100𝗸𝗮 𝗻𝗲𝗲𝗳 𝗲𝗲 𝗴𝗲𝗲𝗹𝗮 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝘂𝗹 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿 𝗹𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗮𝗾𝘀𝘂𝗻 𝗴𝗲𝗲𝘆𝗼.

Sharmarke Isse Muse

Address

Jijiga
MYHOME

Opening Hours

Monday 06:45 - 00:00
Tuesday 06:00 - 00:00
Wednesday 06:30 - 01:15
Thursday 06:00 - 01:00
Friday 06:00 - 00:00

Telephone

+4917646103788

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharmarke Isse Muse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share