Jigjiga TIMES

Jigjiga TIMES Kuso Hiro Jigjiga...

Duqii Aboy Sibxaad ahaa oo USA🇺🇸 Ka Dagay.Maxaa Halkaas kaaga baxay?!!Waxaad Ogaataan Xisbiga PP Ninka iska Celiya uun S...
25/03/2023

Duqii Aboy Sibxaad ahaa oo USA🇺🇸 Ka Dagay.
Maxaa Halkaas kaaga baxay?!!

Waxaad Ogaataan Xisbiga PP Ninka iska Celiya uun Sharaf ka ag leeyahay.
Kuwa u Nacamleeyana Abaalkoodu iyo Aakhirkoda uu yahay 💀KARAMARA💀
Taalo kadhis iyo Bahdil...........!!!💀

Ciidamada Eritrea oo la arkayay iyagoo ka baxaya gobolka Tigray ee Itoobiya.******************🇪🇷🇪🇹*******************✍️J...
23/01/2023

Ciidamada Eritrea oo la arkayay iyagoo ka baxaya gobolka Tigray ee Itoobiya.
******************🇪🇷🇪🇹*******************
✍️JR.Jigjiga Times
Ciidamada Eritrea aya ka baxayay magaaloyin ka tirsan gobolka ay colaaduhu kajireen ee Tigray, sida ay dadka deegaanka u sheegeen wakaaladda wararka,iyadoo Maraykanku uu bogaadiyay ka bixitaanka ay u arkeen inuu fure u yahay heshiis nabadeed oo taariikhi ah.

Dagaal u dhexeeya ciidamada federaalka iyo fallaagada Tigrayga ayaa ka qarxay waqooyiga Itobiya bishii Nofembar 2020 wuxuuna socday muddo labo sano ah ka hor inta aysan labada dhinac heshiis nabaded ku saxiixin caasimada Koonfur Afrika ee Pretoria Noofambar 2, 2022.

Dhinaca dhulka Tigray, dadka deegaanka ayaa sheegay in kolonyada ciidamada Eritrea ay ka baxayeen magaalooyinka Shire iyo Adwa, inkastoo qaar ka mid ah askarta ay ku hareen.

"Waxaan arkay qaar ka mid ah ciidamada Eritrea oo ka sii baxaya Shire oo ku wajahan waqooyi bari, ma garanayo inay dib u gurasho buuxda sameynayaan," ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaanka oo magaciisa qariyay.

Qarax ayaa Kadhacay Caasimada Muqdisho.********************🇸🇴********************Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxa o...
22/01/2023

Qarax ayaa Kadhacay Caasimada Muqdisho.
********************🇸🇴********************
Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxa oo ahaa mid aad u weyn uu burburiyay dhismayaal ka agdhawaa halka uu qaraxa ka dhacay, waxaana wali la maqlayaa dhawaqa rasaasta la isweydaarsanayay oo ka dhaceysay agagaarka xafiiska duqa magaalada

Muqdisho :Qarax aad u xoogan ayaa maanta oo Axad ah ka dhacay dhismayaal ku dhow xafiiska duqa magaalada Muqdisho, iyadoo rasaasta kadib ay bilaabatay, sida ay wakaalada wararka u sheegeen dad goob joogayaal ah.

"Argagixisadu waxay ku qaraxiyen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, waxaana ay ku qarxiyeen darbiga suuqa Muqdisho oo xiga xarunta maamulka G/Banaadir," ayuu yiri C/llaahi Maxamed oo ka tirsan booliiska.

Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu waxyeelo u geystay dhismayaal ka agdhawaa halka uu qaraxu ka dhacay, waxaana wali la maqlayaa rasaas goos goos ah oo ka dhaceysa agagaarka xafiiska duqa magaalada.

"Rasaas ayaa ka socota agagaarka dhismaha weyn, laakiin ma garanayno waxa ka dhacaya gudaha," goobjooge ku haysta goob ganacsi oo ku dhow xafiisyada.

Khasaare ayaa jira balse goobta oo dhan waa la go’doomiyay.

Libya ayaa 3-1 ku badisay inkasta oo ay ka hartay tartanka markii ay hogaanka u hayeen ciyaartan, Itoobiya ayaa ku soo b...
22/01/2023

Libya ayaa 3-1 ku badisay inkasta oo ay ka hartay tartanka markii ay hogaanka u hayeen ciyaartan, Itoobiya ayaa ku soo biiri doonta marka ay ka soo baxayaan.

✍️ Laacibka Shabeele ⚽Goolhayaha Argentina Emiliano Martinez ayaa sharaxay sababtii ka dambeysay ficil xumada isagoo qaa...
19/12/2022

✍️ Laacibka Shabeele ⚽

Goolhayaha Argentina Emiliano Martinez ayaa sharaxay sababtii ka dambeysay ficil xumada isagoo qaadanaya abaalmarinta Golden Glove ka dib guushii Argentina ay ka gaareen France koobka adduunka.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa la arkayay isagoo si xun ula dhaqmaya abaal-marintiisa , isagoo ka dul-saaray xubintiisa taranka ah.

Laacibka reer Argentina , ayaa sheegay inuu sidaas usameeyay sababto ah taagerayaasha France ayaa ku oorinayay ciyaarta oo dhan.

"Waxaan usameeyay sababtoo ah Faransiiska ee kibirka badan ayaa igu ooriyay.

Kibirka iyo in layskukay kibriyo kamahelo ,” ayuu yidhi

Beesha caalamka ayaa codsatay in la is xakameeyo maalintii Khamiista ka dib markii uu dib uga soo cusboonaaday waqooyiga...
25/08/2022

Beesha caalamka ayaa codsatay in la is xakameeyo maalintii Khamiista ka dib markii uu dib uga soo cusboonaaday waqooyiga Itoobiya dagaal u dhexeeya ciidamada dawladda iyo fallaagada Tigrayga, kaas oo meesha ka saaray heshiiski nabadeed oo mugdi geliyey rajada nabadda.

Ma Lacag La'aanba Mise Waa Karti la'aan?
08/12/2021

Ma Lacag La'aanba Mise Waa Karti la'aan?

Dhirta Caasimada Jigjiga Ayaa Aad uga Cabanaya Xafiiska Maayarka MMJ iyo Xafiiska biyaha oo ilaa iyo hada aan wax gargaar biyo ah lala sogaadhin tan iyo inti lagu beeray dhulka deganka somalida.

Waxay dhirtaas Qayladhaan udirayan Xafiiska Madaxtoyada in lagu celiyo dhulki lagaga soo iibsaday qiimaha milyanada birr ah,ama lala soo gaadho biyo iyo gargaar degdega si ay usii noladan quruxna ugu noqdaan shacabka deganka.

Dhirta Caasimada Jigjiga Ayaa Aad uga Cabanaya Xafiiska Maayarka MMJ iyo Xafiiska biyaha oo ilaa iyo hada aan wax gargaa...
15/11/2021

Dhirta Caasimada Jigjiga Ayaa Aad uga Cabanaya Xafiiska Maayarka MMJ iyo Xafiiska biyaha oo ilaa iyo hada aan wax gargaar biyo ah lala sogaadhin tan iyo inti lagu beeray dhulka deganka somalida.

Waxay dhirtaas Qayladhaan udirayan Xafiiska Madaxtoyada in lagu celiyo dhulki lagaga soo iibsaday qiimaha milyanada birr ah,ama lala soo gaadho biyo iyo gargaar degdega si ay usii noladan quruxna ugu noqdaan shacabka deganka.

15/11/2021

Address

KAAH
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jigjiga TIMES posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category