Ceel-cad media

Ceel-cad media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ceel-cad media, Media, Jijiga.

21/02/2022

Galaadi gudoomiyaha degmada oo isticmaalaysa awoodeeda ayaa doonaysa iney xafiis walba shaqadiisa iyadu qabato?

Kurtunle Doollo DDS.
16/02/2022

Kurtunle Doollo DDS.

Ilahay ha u Naxariisto, Saciido Ahmed Faarax Bicir, oo ahayd Hooyo dhashay 8_caruur ah ayaa xalay ku umul raacday baadiy...
15/02/2022

Ilahay ha u Naxariisto, Saciido Ahmed Faarax Bicir, oo ahayd Hooyo dhashay 8_caruur ah ayaa xalay ku umul raacday baadiyaha degmada Galaadi ee gobolka Doollo,

Ehelka Marxuumada ayaa ii sheegay in Ambalaas-tii degmada loo waayay shidaal lagu shubo ka hor geerida marxuumad Saciido si loo geeyo meel Isbitaal leh, saaka ayaana lagu aasay xabaalaha Galaadi,

"Gobalka Doollo tirsi ma leh in hooyo ee u dhimatay umul raaca iyo dhiig baxa xiliga dhalmada.

Ceel-cad media inc.

DEG DEG Hub iyo Ciidan aruursi xooggan ayaa ka socda Gobalka Mudug gaar ahan Gaalkacyo.Xerada Bardadheere ee duleedka Ga...
20/01/2022

DEG DEG Hub iyo Ciidan aruursi xooggan ayaa ka socda Gobalka Mudug gaar ahan Gaalkacyo.

Xerada Bardadheere ee duleedka Galbeed ee magaalada Gaalkacyo waxaa ka socda abaabul dagaal oo xooggan. in ka badan 300 askari oo hubaysan ayaa xerada la isagu keenay illaa hadana waxaa socda abaabul hub iyo Ciidan aruursi. qorshaha Ciidankaan ayaa ah inay xirtaan waddada xiriirisa Gaalkaayo Boosaso. Beeshaan ayaa ka xanaaqsan kursiga Hop144 oo Garoowe lagu boobayo.

Ciidankaan ayaa Deeggaanka Cagaaran ka xiranaya waddada.

PSF oo maalintii sadexaad wadda quudinta danyarta boosaaso ee dagaalku saameeyey,waxaa tabaalaysan badi dadka boosaaso o...
24/12/2021

PSF oo maalintii sadexaad wadda quudinta danyarta boosaaso ee dagaalku saameeyey,

waxaa tabaalaysan badi dadka boosaaso oo ay saamayeen dagaalkii maalmihii u danbeeyey ka dhacay xarunta ganacsiga puntland ee magaaladatan boosaaso.
kuwaas oo u baahan gargaar dhan kaste ah.

Dhis-mahaan waxaa Wardheer laga dhisay 24 sano kahor, waxaa loogu talo-galay inuu noqdo dugsi hooy, ama goob waxbarasho ...
11/12/2021

Dhis-mahaan waxaa Wardheer laga dhisay 24 sano kahor, waxaa loogu talo-galay inuu noqdo dugsi hooy, ama goob waxbarasho oo aan laga bixin, balse sida sawirada ka muuqata waxey u ekaatay bahal-galeen, waligeedna lama intifaacsan, sanad walba waxaa booqda masuul ka socda xaafiiska waxbarashada wuxuuna sheegaa inuu dayac-tir ku samayn doono, ilaa hadana lama dayac-tirin.

Doollo waa la dulmiyay.

Nigeria ayaa china ka soo iibsatay 50 taangi dagaal taangiyadaan ayaa qayb ka noqonaya hubka lagula dagaalamayo bako Har...
05/11/2021

Nigeria ayaa china ka soo iibsatay 50 taangi dagaal
taangiyadaan ayaa qayb ka noqonaya hubka lagula dagaalamayo bako Haraam

ceel-cad media

Baaritaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega ee...
03/11/2021

Baaritaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, ayaa lagu ogaadey in dhammaan dhinacyada isku haya colaadda ay geysteen xadgudubyo ka dhigan in la galey Dambiyo Dagaal.

Warbixintu waxey si faah faahsan uga hadashey dilalka loo geystey boqolaal qof oo rayid ah.

Dagaalka ayaa bilawdey 4-tii bishii November, ee sanadkii h**e ee 2020-ka.

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceel-cad media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category