Eeg media

Eeg media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eeg media, Media, jigjiga main Road, Jijiga.

04/03/2026

BARNAAMIJKA WAYDII SHEEKHA, Su'aalo Diini ah Qaybtii 1aad.

Martida: Sheekh Abdullahi Khalif
Tabiye:Abdullahi sh jamac

Barnaamijkan oo dhamaystiran kasoo daawo YouTube channel-ka Eeg Media

https://youtube.com/?si=CR-OuwUqyeM845AG

Barnaamijka WAYDII SHEEKHA Su’aalaha Diiniga ah – Qaybtii 1aadSu’aalaha waxaad noogu soo diri kartaa:👉 WhatsApp: https:/...
25/02/2026

Barnaamijka WAYDII SHEEKHA Su’aalaha Diiniga ah – Qaybtii 1aad

Su’aalaha waxaad noogu soo diri kartaa:

👉 WhatsApp: https://wa.me/251904332277
👉 Facebook Message
👉 Comment-ga post-ka

🎙 Sheekh Abdulahi Khaliif

📞 Contact Us: 090 433 2277

Soo dhawaada saaxiibayaal.Waxaad caawa ka daawan kartaaan youtube-ka Eeg Media barmaamij ciwaankiisu yahay "Habdhaqanka ...
24/02/2026

Soo dhawaada saaxiibayaal.

Waxaad caawa ka daawan kartaaan youtube-ka Eeg Media barmaamij ciwaankiisu yahay "Habdhaqanka suuban ee qoyska iyo bisha Ramadaan".

Waxaa inoo jeedinaya: Sheekh xasan bare.

https://youtube.com/?si=CR-OuwUq

Mahadsanidiin Saaxiibayaal.Farxad weyn ayay noo tahay inaan hal toddobaad gudaheed ku gaardhnay 200+ subscribers Barteen...
23/02/2026

Mahadsanidiin Saaxiibayaal.

Farxad weyn ayay noo tahay inaan hal toddobaad gudaheed ku gaardhnay 200+ subscribers Barteena YouTube-ka. Ma badna balse waxyar oo waxyar lagu daray ayaan wax wayn noqda!

Taasi maysan noqoteen mid suurtogal ah la’aantiin, idinka ayaa ah laf-dhabarta guusheenna.
Aad iyo aad ayaan idinkaga mahadcelinaynaa kalsoonida, taageerada, iyo dhiirrigelinta joogtada ah ee aad na siiseen.

Tallaabo kasta oo aan qaadno, waxaad ka tihiin qayb muhiim ah.
Waxaanan rajaynaynaa inaan sii wadi doonno: Soo saarista barnaamijyo tayo leh oo bulshadana wax tar u leh.

Nagu soo biir, hana iloobin inaad Subscribe, Like & Share noo sameyso.

Eeg Media – Creative, Digital, Powerful.

https://youtube.com/?si=CR-OuwUqyeM845AG

Soo dhawaada saaxiibayaal.Waxaad caawa ka daawan kartaaan youtube-ka Eeg Media barmaamij ciwaankiisu yahay "Caafimaadka ...
22/02/2026

Soo dhawaada saaxiibayaal.

Waxaad caawa ka daawan kartaaan youtube-ka Eeg Media barmaamij ciwaankiisu yahay "Caafimaadka Iyo Soonka".

Waxaa inoo jeedinaya: Dr Abdirahman Ahmed

https://youtube.com/?si=CR-OuwUqyeM845AG

Soo dhawaada saaxiibayaal.Waxaad caawa ka daawan doontaan youtube-ka EEG MEDIA barmaamij ciwaankiisu yahay "Isbedelka na...
21/02/2026

Soo dhawaada saaxiibayaal.

Waxaad caawa ka daawan doontaan youtube-ka EEG MEDIA barmaamij ciwaankiisu yahay "Isbedelka nafta iyo bisha ramadaan".

Waxaa inoo jeedinaya: Sheekh Mustafe Sheekh ibrahim

https://youtube.com/?si=CR-OuwUqyeM845AG

🌙 Afur Wanaagsan dhammaantiin.Rabbi ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana ka yeelo Ramadaan kheyr iyo barako leh.    ...
18/02/2026

🌙 Afur Wanaagsan dhammaantiin.
Rabbi ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana ka yeelo Ramadaan kheyr iyo barako leh.



18/02/2026

Soo dhawaada saaxiibayaal.
Waxaad caawa 8:00 Fiidnimo insha allah ka daawan kartaan barmaamij ciwaankiisu yahay "Xidhiidhka ka dhaxeeya Bisha Barakeysan Ee Ramadaan iyo Qur'aanka"

Martida: Sheekh Sadaam Sheekh Carab

Tabiyaha:- Cabdikariim Karoor

Barnaamijkam oo dhamaystiran caawa Fiidkii Kala soco barta YouTube ka ee Media

https://youtube.com/?si=CR-OuwUqyeM845AG

1aad

Ramadaan KariimDhammaan umadda Islaamka ah waxaan ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.Allaha naga...
18/02/2026

Ramadaan Kariim

Dhammaan umadda Islaamka ah waxaan ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Allaha naga dhigo kuwii ka faa’iidaysta khayrkeeda, cafiskeeda, iyo barakadeeda. 🤲

Eeg Media waxay idiin rajaynaysaa Ramadaan nabad, cibaado iyo barwaaqo leh.

Address

Jigjiga Main Road
Jijiga
1000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eeg media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category