Aysha Journalist page

Aysha Journalist page Page

Permanently closed.
Xaalada magaalada Debre Birhan iyo wararkii u dambeeyay Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxday sababta dowladu u xidhay wadad...
02/11/2021

Xaalada magaalada Debre Birhan iyo wararkii u dambeeyay

Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxday sababta dowladu u xidhay wadada isku xidha Debre Birhan iyo Addis Ababa khadka telefoonadana looga jaray.

Xogtu waxay sheegaysaa in boqolaal kamid ah ciidamadii lagu jabiyay dagaalkii Dessie iyo Kombolcha ay gadoodeen kadibna ay amar la’aan isku shubeen magaalada Debre Birhan. Taliskii ciidanka ayaa ku amray inay dib ugu laabtaan Wollo si ay u dagaalamaan balse way diideen waxayna hubkoodii ku wareejiyeen maleeshiyaadka Magaalada Debre Birhan. Arintan ayaa sababtay in la damiyo guud ahaan isgaadhsiintii kililka Amxaarada isla mar ahaantaana la xidho wadooyinka ka baxa magaalada.

Ciidanka gadooday ee hubka wareejiyay waa ciidankii qaranka kuwa lagu wareejiyayna waa maleeshiyaadkii Amxaarada ee magaalada. Shalay waxaa la gooyay khadkii internet-ka ee guud ahaan kililka Amxaarada.Halkaas ayuu xaal marayaa.

 : Ciidamada Tigreega oo kaashanaya Xooggaga Jamhadaha Oromada iyo Canfarta ayaa duullaan xooggan ku qaaday Magaalada Mi...
02/11/2021

: Ciidamada Tigreega oo kaashanaya Xooggaga Jamhadaha Oromada iyo Canfarta ayaa duullaan xooggan ku qaaday Magaalada Mille oo ka tirsan deeggaanka Canfarta oo qiyaastii 80KM. u jirta Magaalada Cadayti, ee Dowlad deeggaanka Soomaalida DDS. sida qorshuhu yahay xooggaga isbahaysiga haddii ay qabsadaan magaalada Mille, oo dhacda marrin istaraatiiji ah waxay u socdaan wadada tareenka ee xiriirisa Djibouti & Itoobiya.

Sidee u aragtaa ?

Wixii soo kordha halkan kala soco.

Share.

Wakaalladda Wararka Aysha Journalist page Media Kala Soco Wararkii u dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka oo ku soo biir bogga Wargeyska.

02/11/2021

My. Page.

Address

Kombolcha

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aysha Journalist page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share