Xornimo tv

Xornimo tv Run iyo hagarlaan
(1)

23/03/2023

Asc dhamaan asxaabta meel walba ood jogtan Ramadaan kariim....

   4febery 1991 wixii kadhacay boorama maaha wax qalbiyada reer awdal kabaxaya  waxa lagu xasuuqay matidiine dhalinteni,...
03/02/2023

4febery 1991 wixii kadhacay boorama maaha wax qalbiyada reer awdal kabaxaya waxa lagu xasuuqay matidiine dhalinteni,caruur,iyo haween dhaman reee awdal maha in aad sidaa ku ilawdaan waa in aan iskugu soo baroordiiqda an kuxusayno ma;linii dadkaa inalaga xasuuqay ee SNM AY sida arxandarada ay ubaabisay
dhalinta reer awdal sifaacan ayay uwadaan xuska waxaan leenahy yaan la ilaawin qalbiyadinana marnaba yaanay kabixin MAHADSANID

KALA SOCO WIXII WARAR DHERADA

01/02/2023

Ciyaarta 1XBET,harifsport,bestpet iyo khamarka onlynka waa dhaqaalhii oo si aayar ayara ugu shubmaaya companye dalkale iska jir wlal walal wax ay diinteenu ogalayn hana iibsan xanuun xaga maskaxdaha
HAKU DALIN IN AD WAX KACUNTO ILEN WAA LAGULA CIYAARAYA WANA LAGA HOREYA ISKA JOOJI INTA AD DHAWDAHAY ED CAFIMAD QABTO

  WA INAA ILAYHIHI RAJUCUN,Allow unaxariiso khaliil cabdi cilmi oo maanta lagu aasayo magalada lafaciise dhaman qoyska r...
30/01/2023

WA INAA ILAYHIHI RAJUCUN,Allow unaxariiso khaliil cabdi cilmi oo maanta lagu aasayo magalada lafaciise dhaman qoyska ree abdi cilmi iyo,qarabo,asxaab waxan alle kabaryayaa in uu alle samir iyo iimaan inaga siiyo isagana janatul fardawsa lagu soo dhaweeyo amiin amiiiin🀲🀲🀲🀲🀲
WALAL MAANTA IN AAD UDUCAYSO AYU INOGA BAHANYAHAY WLALKEEN

KULI NAFSIN DAA'IQATIL MAWUT,Allow unaxariiso eedo Aamina cige xijaab (Aamio sheekho) oo caawa cabaaro 12:00Am habenimo ...
29/01/2023

KULI NAFSIN DAA'IQATIL MAWUT,Allow unaxariiso eedo Aamina cige xijaab (Aamio sheekho) oo caawa cabaaro 12:00Am habenimo qadartii rabi u timid Alle waxan uga baryaynaa in u alle marti lajecelyahay kayelo qabrigana uwaasiciyo iyada iyo umada nabi muxamad NNKH
AMIIN AMIIN AMIIN😒😒😒

LOCATION:LAFACIISE

28/01/2023
Waxaa soo dhamaaday sidaad wada ogtihiin qorshihii wax qabad ee 6dii bilood ee lasoo dhafay Waxaa halka shahadoyin lagu ...
28/01/2023

Waxaa soo dhamaaday sidaad wada ogtihiin qorshihii wax qabad ee 6dii bilood ee lasoo dhafay Waxaa halka shahadoyin lagu gudonsiyay dagma walba waxqabadkeedii
1,dagmada awbare iyo d.dharwanaje ,shahado sharaf dakhli soo xaraynta ayay her wanagsan ay ka keenen hanpalyo ayan idin lenahay h**e usocda.

2,sidoo kale Dagmoyinka ay kamid yihin qabribayah filtu.danbal.iyo ismamulka goday Wxay iyagana goboladooda lagu gudonsiyay Shahado sharaf QIMAYTA WAXQABADKA HORUMARINTA BAAHIYAHA BULSHADA IYO WAXQBADKA DHALINYARADA
Waxaan lehay hanpalyo hanpalyo 1000jeer hanplyo waxay 109% kor udhafiyen waxqabdka asaasiga ee bulshada sida dhakhtarada dugsiyada I.W.M Sidii loo qosheyay

Dhamaan dagmoyinka mutaystay shahado sharaf way mudanyihin in an hanbalyayno ninba waxa uu guusha kagadho si guud Hanpalyo mahadsnidiin....

Shere dheh _like _wixii fafahina comment nogu reeb Mahadsnid...

Waa sidee sawiradan aan meesha ugu soo galay.Maan joogin sabadkooWaan yara socdaalee.Dadkan wada sunsumayiyoSawiradan la...
26/01/2023

Waa sidee sawiradan aan meesha ugu soo galay.

Maan joogin sabadkoo
Waan yara socdaalee.
Dadkan wada sunsumayiyo
Sawiradan la yaabkaleh.
Samadani buluuga ah
Fahmi waayay sababtee.
Sabadani ma sool baa?

Waa sabanba caynoo
Sooyaal la yaabliyo.
Sadar baa qormaayee.
Ma suntii qabiilkaa.
Dadka laga sifeeyoo.
Calankii samaalee.
Waayo laga sasaayaa.
Cirka sare babanayoo.
Soomaali waynbaa.
Loo sacaba tumayaa??

Abwaan Dheeg Abiib
QALINKA CULUS

25/01/2023

Geesi diiro dalka joogay rabtaa waa heestii new police
Codkii: xariir & ali dhanto

20/01/2023

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

Address

Roud Jigjiga 05
Lefe Isa

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252633768717

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xornimo tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xornimo tv:

Share

Category