Hamza Omer

Hamza Omer Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamza Omer, Digital creator, .

26/06/2025
Mudane Madax Wayne kusoo dhawoow mid ka mida Degmooyinka Deeganka kuwa ugu faca wayn Awbare  kuso dhawoow kusoo dhawoow ...
20/06/2025

Mudane Madax Wayne kusoo dhawoow mid ka mida Degmooyinka Deeganka kuwa ugu faca wayn Awbare kuso dhawoow kusoo dhawoow gacmo furan

14/06/2025

Big shout out to my newest top fans! Nour Geele

Hadal haynta ugu badan   Ayaa ah nidaamka Dib-u-habaynta Dawladda hoose ee Magaalada Lafaciise, Islamarkaasina   loo sam...
13/06/2025

Hadal haynta ugu badan Ayaa ah nidaamka Dib-u-habaynta Dawladda hoose ee Magaalada Lafaciise, Islamarkaasina
loo sameynayo qaab-dhismeed kuhaboon adeeg-bixinta, Qorshe Dakhli oo sanadle ah iyo Akoon Bangi oo ay si sharci ah ugu uruuriyaan Dakhliga Adeegyada Dawlada hoose.

Qaab-dhismeedkan ayaa awood uyeelandoona bixinta Adeeg hufan iyo dhismaha Kaabeyaasha aas aasiga ah ee Magaalada iyada oo dakhliga ay Dawlada hoose uruuriso dib loogu celinayo Magaalada.

Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi Xerow yare .

12/06/2025

Faafan👩‍🍳

04/06/2025

Barnaamijka Dib-u-habaynta Magaalooyinka Dawladaha Hoose
OO Gadhwadeen ka yahay . Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha DDS . Ayaa waxa ka warbixnaya wasiir Ahmed Shukri Nidamka Dibu Habaynta Dawladaha hoose iyo Qaybta Ayku leeyihiin xafiisyada Bahwadaagta la ah

Dhagax buur oo Siraadan
03/06/2025

Dhagax buur oo Siraadan

22/05/2025

Aduun gobi samirtay baan Ayaan ilayska u daarayaa mid ka mida Odhahiih Abwaan

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamza Omer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamza Omer:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share