Waxa manta bilaaban doona wareega 16 ka e world cup ka kooxan hoosana wa 16ka koxeed e kaso gudbay group stage ka waxa cawa ciyaraha bilbi dona Netherlands 🇳🇱 vs America 🇺🇸 iyo Argentina 🇦🇷 vs Australia 🇦🇺
Sadali ciyarta o ku gulayso 4GB o internet ah
Shuruda gulaysataha:
1 follow gare Taban Plus
2 share gare postiga
Ciyaar aad u xiso badan o dhaxmaraysa labada dal ee halka qarad kaso wada jeda e Croatia iyo Belgium aya cawa marka ay sacadu tahy 6:00 fiidnimo ku dhaxmari donta garonka ahmed bin ali stadiume.
Sadali ciyarta o ku gulayso 4GB o internet ah
Shuruda gulaysataha:
1 follow gare Taban Plus
2 share gare postiga
Ciyaar aad u xiso badan o dhaxmaraysa labada dal ee halka qarad kaso wada jeda e Spain iyo Germany aya cawa marka ay sacadu tahy 10:00 fiidnimo ku dhaxmari donta garonka albayt stadiume.
Sadali ciyarta o ku gulayso 4GB o internet ah
Shuruda gulaysataha:
1 follow gare Taban Plus
2 share gare postiga
Ciyaar aad u xiso badan o dhaxmaraysa labada dal e Argentina iyo Mexico aya cawa marka ay sacadu tahy 10:00 fiidnimo ku dhaxmari donta garonka lusai stadiume.
Sadali ciyarta o ku gulayso abalmarino qali ah
Shuruda gulaysataha:
1 follow gare Taban Plus
2 share gare postiga
Tijabi nasibkaga o ku guulayso 500 min o hadala iyo 120 SMS
Shurudaha:
1: follow gare Taban Plus
2: si share gare postiga.
_____
Soo dajiso Appka CommercePal oo ka adeego, ku ganacso oo ku hel amaaho iyo adeegyo kalo badanba https://play.google.com/store/apps/details.
23/11/2022
Ciyaraha manta jira ee tartamada world cupka.
Tijabi nasibkaga o ku guulayso 500 min o hadala iyo 120 SMS
Shurudaha:
1: follow gare Taban Plus
2: si share gare postiga.
_____
Soo dajiso Appka CommercePal oo ka adeego, ku ganacso oo ku hel amaaho iyo adeegyo kalo badanba https://play.google.com/store/apps/details.
22/11/2022
Ciyaar xiiso badan oo dhax martay labada xul ee France iyo Australia, Ayay gushu racday xulka qaranka Frances ka o dhigisa Australia guuldaro xanun badan dusha u saray xilli ay ciyartu ku dhamatay 4-1 o ay France ku adkatay.
_____
Soo dajiso Appka CommercePal oo ka adeego, ku ganacso oo ku hel amaaho iyo adeegyo kalo badanba https://play.google.com/store/apps/details.
22/11/2022
Tijaabi nasiibkaaga,
1. kalasodag appka Commercepal https://play.google.com/store/apps/details
2. Soo dhig commentga screenshot ka app ka postgan dhaxdiisa
3. commentga ugu bada reactionka wuxu kugulaysandoona 500 daqiiqo hadal ah iyo 120 SMS.
22/11/2022
Ciyaar xiiso badan baa dhax martay labada xul ee Argentina Football Club iyo Saudi Arabia Football Team, waxayna ciyaartu kuso afmeerantay guusha sacuudiga.
_________
Soo dajiso Appka oo ka adeego, ku ganacso oo ku hel amaaho iyo adeegyo kalo badanba https://play.google.com/store/apps/details.
21/11/2022
Waxa cawa marka ay sacadu tahay 7:00 fidnimo wada ciyari dona xulka qaranka netherlands iyo senegal .
Saadaali oo kuguulayso 500 oo daqiiqo hadal ah iyo 120 SMS.
kulanka adag ee caawa dhax maridoona England iyo senegal maxay ku dhamaan doonta?
Shuruudaha Abaalmarinta:
1. Like Saar Taban Plus
2. Share Gare Postigan
__________________________________
Lasoo Dag appka CommercePal: https://play.google.com/store/apps/details
F.G - waxa kuguulaysanaya commentga ugu horeeya ee saxda ah
21/11/2022
Waxa cawa marka ay sacadu tahay 10:00 fidnimo wada ciyari dona xulka qaranka america iyo wales .
Saadaali oo kuguulayso 500 oo daqiiqo hadal ah iyo 120 SMS.
kulanka adag ee caawa dhax maridoona England iyo senegal maxay ku dhamaan doonta?
Shuruudaha Abaalmarinta:
1. Like Saar Taban Plus
2. Share Gare Postigan
__________________________________
Lasoo Dag appka CommercePal: https://play.google.com/store/apps/details
F.G - waxa kuguulaysanaya commentga ugu horeeya ee saxda ah
21/11/2022
Waxa manta marka ay sacadu tahay 4:00 galabnimo wada ciyari dona xulka ka socda qarada Europe e England iyo xulka ka socda qarada Asia e Iran.
Saadaali oo kuguulayso 500 oo daqiiqo hadal ah iyo 120 SMS.
kulanka adag ee caawa dhax maridoona England iyo senegal maxay ku dhamaan doonta?
Shuruudaha Abaalmarinta:
1. Like Saar Taban Plus
2. Share Gare Postigan
__________________________________
Lasoo Dag appka CommercePal: https://play.google.com/store/apps/details
F.G - waxa kuguulaysanaya commentga ugu horeeya ee saxda ah.
Be the first to know and let us send you an email when Taban Plus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.