
13/07/2025
Su.aal falsafadeed
Muxuu ula jeedaa aristootal Qaacidadiisa ah
> "المحرِّك الأول غير المتحرّك"
(The Prime Mover who is Himself Unmoved) ?
Muxuu ula jeedaa ?
Muxuuse cuskanayaa daliil ahaan ?
Waa maxayse shayga ah العلة الاولي ee aan ahayn غير المتحرك ?
Maxaase waajib ka dhigaya in uu ahaad mid غير المتحرك ah ?
Halakala faa'ideysto culimo