Suomen Somali Media Verkosto

Suomen Somali Media Verkosto Tervetuloa Suomen Somali Mediaan. Verkkomedia, mistä saatte uutisia ja ohjelmia Suomi-Somaliyhteisöst Suomen Somali media toimii myös Suomen Somaliyhteisö

Seuraatte myös täällä luotettavia ja ajankohtaisia uutisia Somaliasta.

Xaafadda Töölö ee Helsinki oo caawa rasaas laga maqlay iyo qof dhaawac ah oo isbitaalka loo qaaday
29/09/2025

Xaafadda Töölö ee Helsinki oo caawa rasaas laga maqlay iyo qof dhaawac ah oo isbitaalka loo qaaday

Warbixin hordhac ah oo ay soo saareen booliska Helsinki ayaa lagu sheegay, in ciidanka boolisku ay hawlgal ka sameeyeen caawa fiidki dhisme ku yaal xaafadda Töölö kaddib markii lagu wargeliyay in h…

Bogga internetka ee Baarlamaaanka Finland oo khadka ka baxay iyo baarlamaanka oo ka hadlay arrinta
25/09/2025

Bogga internetka ee Baarlamaaanka Finland oo khadka ka baxay iyo baarlamaanka oo ka hadlay arrinta

War lagu baahiyay barta X (Twitter) ee baarlamaanka Finland ayaa lagu sheegay, in bogga internetka ee baarlamaanka Finland aan la gelin karin. Sababta ayuu baarlamaanku ku sheegay cillad la xiriirt…

Mid kamid ah jidadka bartamaha Helsinki oo laga mamnuucayo in la dhigto baabuurta ay ku xiran yihiin shaagagga biraha le...
23/09/2025

Mid kamid ah jidadka bartamaha Helsinki oo laga mamnuucayo in la dhigto baabuurta ay ku xiran yihiin shaagagga biraha leh ee xilliga barafka

Laga billaabo 1.11.2025, waxaa mamnuuc ah in la dhigto ama la dhexmarsiiyo dhabbaha Lönnrotinkatu ee dhaca bartamaha Helsinki gaadiidka ay ku xiranyihiin shaagagga xilliga barafka ama qaboobaha ee …

WAR FARXAD LEH: Maamulka tikidhada HSL ee gaadiidka dadweynaha caasimadda iyo magaalooyinka ku hareeraysan oo aad u jebi...
21/09/2025

WAR FARXAD LEH: Maamulka tikidhada HSL ee gaadiidka dadweynaha caasimadda iyo magaalooyinka ku hareeraysan oo aad u jebiyay qiimaha tikidhada 21.9.2025-24.9.2025

Iyadoo lagu sharfayo dabbaaldegga todobaadka dhaqdhaqaaqa iyo socodka Yurub oo sannad kasta la xuso 16.9.-22.9., ayeey maamulka tikidhada HSL ee soonaha caasimadda iyo magaalooyinka ku xeeran aad u…

Hambalyo..... AroosBahda Suomen Somali Media Verkosto oo ugu horeeyaan tifaftirayaasha guud ee Shabakadda Mohamed Ibrahi...
31/08/2025

Hambalyo..... Aroos
Bahda Suomen Somali Media Verkosto oo ugu horeeyaan tifaftirayaasha guud ee Shabakadda Mohamed Ibrahim, Abdi Musse Mo'allim Mohamud iyo dhamaan howlwadeenada Shabakadda waxa ay tahniyad u dirayaan arooska iyo Aroosadda:

Ahmed Said iyo Ikran Mohamed

oo arooskoodu maanta ka dhacay magaalada Helsinki.

Allah SWT ha isku kiin barakeeyo!

Can Somalia’s upcoming and disputed elections save the country from plunging into further crisis? – AnalysisBy: Abdi Mus...
28/08/2025

Can Somalia’s upcoming and disputed elections save the country from plunging into further crisis? – Analysis

By: Abdi Musse Mo'allim Mohamud

President Hassan Sheikh Mohamud’s proposal to adopt one-man-one-vote elections in Somalia confuses politicians on the waiting list for Somalia’s leadership. This article weights what went wrong, th…

Wasiirka waxbarashada Finland:- Looma baahna in dugsiyada laga mamnuuco Burkhada iyo Niqaabka
21/08/2025

Wasiirka waxbarashada Finland:- Looma baahna in dugsiyada laga mamnuuco Burkhada iyo Niqaabka

Anders Adlercreutz, wasiirka wasaaradda waxbarashada oo ka tirsan xisbiga Iswiidhishka Finland ayaa warbaahinta u sheegay in aanay wax faa’iido ah ku jirin dejinta sharciga lagu mamnuucayo Burkhada…

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Finland oo gudaha baarlamaanka isku dilay
19/08/2025

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Finland oo gudaha baarlamaanka isku dilay

Eemeli Peltonen oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Finland ee xisbiga SDP ayaa maanta isku dhex dilay gudaha Baarlamaanka Finland, xilli uu weli Baarlamaanku ku jira fasaxa xagaaga. Boolis wata…

Cilmbaaris: Imisa tallaabo ayuu qofku u baahanyahay in uu qaado maalinti si uu caafimaadkiisa sare ugu qaado?
18/08/2025

Cilmbaaris: Imisa tallaabo ayuu qofku u baahanyahay in uu qaado maalinti si uu caafimaadkiisa sare ugu qaado?

Cilmibaaris muddo socotay oo natiijada ka soo baxday lagu dabaacay Joornaalka Lancet Public Health ayaa qeexaysa faa’iidada uu socodku u leeyahay qofka iyo tirada tallaabooyinka mudan in ugu yaraan…

Booliska Finland oo waddooyinka u soo baxay billaabashada sannad-dugsiyeedka deyrta darteed- Darwallo badan oo la ganaax...
09/08/2025

Booliska Finland oo waddooyinka u soo baxay billaabashada sannad-dugsiyeedka deyrta darteed- Darwallo badan oo la ganaaxay!

Waxaa la arkayay boolis fara badan oo lug iyo gaadiidba ku socda oo kormeeraya ammaanka waddooyinka ka ag-dhow dugsiyada, gaar ahaan kuwa hoose-dhexe oo ay xilli-dugsiyeedka deyrta billaabayaan car…

Xafladda Xuska Maalinta Xorriyadda Soomaaliya oo hadda ka socota magaalada Helsinki ee dalka Finland  Sawirqaade: Salah ...
01/07/2025

Xafladda Xuska Maalinta Xorriyadda Soomaaliya oo hadda ka socota magaalada Helsinki ee dalka Finland
Sawirqaade: Salah Hussein

Aragtida Mahad Sheekh Musse: dhacdooyinka gaangiska ee dhalinyarada soo-galootiga ah: Caqabadaha iyo Xalka👇👇
19/06/2025

Aragtida Mahad Sheekh Musse: dhacdooyinka gaangiska ee dhalinyarada soo-galootiga ah: Caqabadaha iyo Xalka👇👇

ARAGTI: Burcadnimada dhalinyarada dalka ku soo badatay, waxay inta badan muujinaysaa doorkooda waxbarasho iyo caqabadaha la qabsiga deegaan cusub. Dhalinyarada waxaa laga yaabaa inay qaataan caadoo…

Osoite

Helsinki

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Suomen Somali Media Verkosto :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Ota Yhteyttä Yritys

Lähetä viesti Suomen Somali Media Verkosto :lle:

Jaa