Samawade

Samawade Yhteystiedot, kartta ja reittiohjeet, yhteydenottolomake, aukioloajat, palvelut, arvostelut, kuvat, videot ja ilmoitukset Samawade, Uutiset ja media -sivusto, hämeentie 126 f, Helsinki :ltä.

27/11/2022

War Dag Dag: Hotel Villa Rose oo u dhaxeeya Villa Somaliya iyo Godka Jilacow ayaa rag hubeysan gudaha u galeen kadib qaraxyo halkaas ka dhacay.

Rasaas xooggan ayaa gudaha hotelka laga maqlayaa. Waxaana hotelkaan horay u dagnaa guddiga doorashooyinka heer qaran, haatanna waxaa dagan xildhibaano iyo siyaasiin.

Xabado aad u xooggan ayaa ka dhaceeysa gudaha Hotelka.

News & media website

27/11/2022

Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Doodishe ayaa ku dhaawacmay qaraxii lagu weeraray aaga Villa Rosa , sida la ii xaqiijiyay

18/07/2018
17/07/2018

Manta waa salaas taariikhduna waa 17/7/2018

Qofkstoo inaga mida waxa ku waajiba inuu barto shuruucda dalkiisa si u ugrato waxa uu xaqa u leeyahay iyo waxa xaqa loogu leeyahay. Waxaynu ku bilaabi doona dasduurka waayo isagaa uugu sareeya shuruucda waxa kalana isagay ka farcamaan .
Waxaynu ku bilaabi doona qaybihiisa qodabadani waxay ka hadlayaan
Xubinta koobad tilmaanta guud ee qaranka
Xubinta labadna mabadiida guud ee qaranka halakan ayan malin waloo salaasa ka wada socon doonaa
D A S T U U R K A
JAMHUURIYADDA SOOMAALILAAND
T U S M A D A
I QAYBTA KOWAAD
TILMAANTA QARANKA, MABAADI’DA
GUUD IYO XORRIYADDA ASAASIGA AH
XUBINTA 1-aad
Tilmaanta Guud
Q1: Qeexidda qaranka JSL;
Q2: Dalka JSL
Q3: Magaalomadaxda
Q4: Jinsiyadda
Q5: Diinta
Q6: Afka
Q7: Calanka, Astaanta & Heesta Qaranka
XUBINTA 2-aad
Mabaadi’da Guud
Q8: Sinnaanta Muwaadiniinta
Q9: Nidaamka Siyaasadeed
Q10: Xidhiidhka Dibedda
Q11: Dhaqaalaha Dalka
Q12: Hantida-guud, Khayraadka Dabiiciga
ah iyo Waxsoorsaarka Wadaniga ah
Q13: Baanka
Q14: Cashuuraha, Takaaliifta & Ribada
Q15: Waxbarashada, dhallinyarada iyo
Ciyaaraha
Q16: Horumarinta Cilmiga, Suugaanta
Hiddaha iyo Dhaqanka
Q17: Caafimaadka
Q18: Deegaanka iyo Wax-ka-qabashada
Aafooyinka
Q19: Daryeelka Qaybaha Bulshada
Baylahsan

11/07/2018

“Laba oorya walaaliyo – ilmaadeer is maquunsha
lama sheegin aduunkee – marka aan ugu liito
Mar aan eeda sokeeyiyo- ilmahayga ku waayo
Mar aan aayo la’aanta – seedigay ugu aaro oo
�Walaashay asay qaado – mar haday aqalkayga
Haddii layga adkadiyo – hadaan raystey idhahdaba
�Mar lay oohin u tahay – bal maxaan istafiiday?”
Waa eraydii:ALE ha una XARIISTEE ABWAN GAARIYE�
Waa sidaa uu sheegay Ale ha una xariisto Abwaan gaariye ee maxay ka faa iidan dagaalka dadka ree ceel afwayn,waxanu usoo jeedi naynaa inay ergada taladooda qaatan dagaalkan joojiyan.

Sawirkani muxuu inoo sheegayaa bulshooy
10/07/2018

Sawirkani muxuu inoo sheegayaa bulshooy

Osoite

Hämeentie 126 F
Helsinki

Nettisivu

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Samawade :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Jaa