Tooshka Hawiye-Jamaal Nuur-

Tooshka Hawiye-Jamaal Nuur- Waa Page u adeega Danaha iyo Degaanada Beesha Hawiye 244
(2)

22/08/2025

🔵Findhicil ma xalaal baa mise waa xaaraan, Sheeg sheegiisaa ka xun.
🔵Heerka liidanaashada shaqsiyada Fiqi iyadu ka hadal maleh oo dadka HG iyo Somaliba way ka dharagsan yihiin.
🔵1 Cashar oo Muhiim ah ayaa ku jira HG.Qabiilka dadkiisa akhiyaarta ah ee hanka leh aan garab istaagin oo aan M.weynenimada la raadin waxa uu alle ku salidayaa M.weyne aan u nixin oo kuwooda liita(FIQI) ka soo xushta si uu ugu adeegsado karaama dilda dadkiisa.
🔵Fiqi calaf iyo ciidan midna kuma saacidi karo Xasan balse bilaha Xasan u haray dadka waa u caayi karaa.

22/08/2025
22/08/2025

🔵Xasan Sheikh horay waxa uu ugu fashilmay in uu Doorashada kala Hishiiyo Dowad Goboleedyada.Deni iyo Axmed Madoobe ayaa ka soo kala tuuray shaxdaas oo diiday in Xasan Sheih u dhex marsado nuuc doorasho oo isaga u dan ah.Mar kale Xasan Sh iyo Kooxdiisa waxa ay ku fikireen in ay Siyaasiyiinta Muqdisho marsiistaan qorshahooda oo ay kala hishiiyaan Doorashada Xasan Sh u daneyneysa.Adeegsadaana Qabyaalad,Xilalal,laaluush iyo kala fur-Fur.Sida Muuqata Siyaasiyiinta Muqdisho way diideen in uu kaarkooxa xogto Xasan Sh.
🔵Saadaasheyda Xasan Sheikh 2 jid ayaa u furan oo ah in uu isku dhiibo Dowlad Goboleedyada ama KAMBALA la isla aado.Halkaasna ay beesha Caalamku ku soo go'aamiso doorashada.

22/08/2025

💥Xawaadle waa kaas Ethiopia isku sii shubay kadib markii ay Garab ka waareen Xasan Sheikh iyo Guudlaawe.Xawaadle maanta eed maleh ,waa niman ay cadaw is haayaan oo meel kasta oo ay garab ka heli karaan ku qasban in ay garabsadaan.
💥Xaalka Hawiye halkaas ayuu marayaa 2025.Kuwii Kawaanka ka shaqeyn jiray marka Hogaan laga dhigo dhulku waa fasahaadayaa.

21/08/2025

"Todobaadkan, warbaahinta Gundhig waxay dib u bilaabi doontaa barnaamijyadii wacyigelinta iyo isla xisaabtanka. Ujeedadeennu waa mid cad: explain the news."
Madaxa Warbaahinta Gundhig, Abdi Mohamed Ismaciil (Cabdi Cuud)

21/08/2025

💥Aad ayey u mahadsan yihiin M.weynihii h**e ee Jamhuuriyada Somalia Mudane Abdiqaasim Salaad Xasan iyo R.Wasaarihii H**e Jamhuuriyada Somalia Mudane Mohamed Hussein Roble garabka iyo hiilada aad u muujiseen shacabak Somaliyeed ee uu dhulkooda ka barakiciyay Xasan Sheikh.
💥Labadaan masuul waa labada qof ee ugu meeqaamka sareeya dadka HG ee hada nool.

21/08/2025

Murashax Madaxweyne Rooble oo kobaha la dulmaray Dhiigyacab Xasan Sheikh

21/08/2025

Adresse

Halle

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Tooshka Hawiye-Jamaal Nuur- erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Tooshka Hawiye-Jamaal Nuur- senden:

Teilen