10/09/2026
Baafin
Hooyo Saafi Maxamuud Xasan waxay Baafinaysaa wiilkeeda Cali Cabdiraxmaan cumar cali"BAARWEYN" oo 24Jir ah mudo 7aad ahna aanay war iyo wacaal ka helin markii ugu dambayseyna Ku sugnaa Magaalada Frankfurt ee Dalka Jarmalka.
Wiilka la baafinayo oo Qabay Xanuun Xaga Maskaxda ah oo kasoo gaadhay jug madaxa ah ayaa Markii uu dambeysey ehelkiisa u sheegay inuu baxsad ka yahay Booliska Jarmalka Fadlan Cidii Aragtaa hala soo xidhiidho Hooyo Saafi Maxamuud Xasan
+252 907 994 189
+252907561976
+252 907 636 930