ZakiYooz

ZakiYooz This Is Official ZakiYooz Page Featuring

Hope Y’all Like It. One Love Y’all❤👏🏾 Fidinta Diinta Islaamka Iyo Xabiibkeenii Suubanaa صل الله علي وسلم��

Maalintaan Dhinto😭😭 Maalintaan Dhinto, Warwari Maayo Una Cabsoon Maayo Jidhkayga Waayo Muslimiinta Ayey Waajibkood Noqot...
12/01/2023

Maalintaan Dhinto😭😭

Maalintaan Dhinto, Warwari Maayo Una Cabsoon Maayo Jidhkayga

Waayo Muslimiinta Ayey Waajibkood Noqotay In Ay:-
1. Maryaha Iga Badalaan
2. Dabadeed Ii Maydhaan
3. Ka Dibna Ay I Kanfaan
4. Ka Dibna Gurigayga Iga Raraan, Hoygayga Cusbna I Dajiyaan.
5. Dabadeedna Igu Tukadaan
6. Ugu danbayntiina Igu Asaan Xabaashayda.

Alaabahaygii Sida:-
Dharkaygii
Kabahaygii
Bugaagtaydii
Moobilkii Iyo Computerkii
Waa La Iska Tuuri Doonaa, Amma Waa Lay Sadaqayn Doonaa

Waxaad Ogaataa In
Adduunku Uu Iska Sii Socondoono
Waddankuna Isma Baddali Doono
Shaqadaydiina Inyar Ka Dib Waa Lasoo Xayasiin Doona
Xoolahaygii Aan Ururintooda Ku Daalayna Si xalaal Ah Ayaa Loo Qaybsan doonaa, Xisaabtiisiina Anay I Sugaysaa.😭

Isla Judhaba Waxa Isbadali Doonaa Magacaygii 😭, Waxa Uu Noqon Doonaa, Mayd, Marxuum, Janaaso....

Dadku Waxa Ay U Qaybsami Doonaa 3 Qolo:
1. Dadkii Aanu Dusha Iska Naqaanay, Kuwaasi, Geeridaydu Waxba K**a Badali Doonto, Inyar Oo Duco Ahna Way Iisoo Diri Doonaan.
2. Asxaabtaydiina Way Murugoon Doonaan Xooga, Maalmo Ammaba Bilo.
3. Qoyskaygii Iyo Qaraabaday, In badan Ayay I Tabi Doonaan, Murugadu Si Dhab Ab Ayey U Taaban Doontaa Waqti Gaadhayaa Billo Ammaba Sanad, Wixii Intaas Ka Dabeeyana Waxa Aan Ku Biiri Doonaa Kaydka Xusuustooda.

Hadday Ii Bilaabmatay Noloshaydii Dhabta Ahayd.

Hadda Kala Tagnay Oo Kala Fogaaanay:-
Qoyskaygii Iyo Qaraabadaydii
Asxaabtii Wanaagsanayd
Hantidaydii
Caruurtii Qaaliga Ahayd
Xaaskaygii Udgoon-badan
Jaahii Iyo Sharaftii

Intaas Oo Dhan Waxa Dheer
Su'aashii Munkar iyo Nakiir

Halkaas ku Joogso...

Maanta Waad Nooshahay Ee Diyaar U Garaw, Nimcooyinkaas Uu Ilaahay Ku Siiyayna Dib U Eeg Geerideena Ka Dib Alle Haynoo Naxariisto Aaaaaaaaamiiin

👉Soo Qor Aamin Hadii Kale Waad Qafladaysan/ Halmaansan Tahay Wali Geerida 😭
ZakiYoozkiYooz

You confess love for Allah and His Messenger (peace be upon him), but do you obey them?
20/12/2022

You confess love for Allah and His Messenger (peace be upon him), but do you obey them?

Question: WHAT ARE SOME OF THE PRAYERS THE PROPHET (PEACE BE UPON HIM) THAT TAUGHT US HOW TO SEEK REPENTANCE?Answer: The...
20/12/2022

Question: WHAT ARE SOME OF THE PRAYERS THE PROPHET (PEACE BE UPON HIM) THAT TAUGHT US HOW TO SEEK REPENTANCE?

Answer: There are a number of prayers, which the Prophet (peace be upon him) used for seeking repentance.

- At the end of his prayers, he used to say, “Astaghfirullah, astaghfirullah,” and repeated it a number of times.

-He used to seek forgiveness from Allah more than a hundred times a day. So, that is something that we should do on a regular basis. When we do it, we must reflect on the sin that we are seeking forgiveness from.

- Before going to bed at night, he (peace be upon him) used to say:

“I seek forgiveness from Allah, besides whom there is no God, the Eternal, the Self-Subsisting; I turn to Him in repentance.”

He used to say that three times. And he said that whoever said this, his sins will be forgiven, even if he has fled a military advance.

And Here Is The Proof. Allah Said,  ❝So Remember Me And I Will Remember You❞ [Quran 2:152] . Allah Also Said, ❝They Forg...
13/11/2022

And Here Is The Proof. Allah Said, ❝So Remember Me And I Will Remember You❞ [Quran 2:152] . Allah Also Said, ❝They Forgot Allah So He Forgot Them❞ [Quran 9:67] ☝🏾🥺
ZakiYooz

🤍🕊
26/09/2022

🤍🕊

We Are Here For A Fixed Period Of Time. Use It Wisely Seeking The Pleasure Of Allah.🤍🕊
26/09/2022

We Are Here For A Fixed Period Of Time. Use It Wisely Seeking The Pleasure Of Allah.🤍🕊

🥺
12/09/2022

🥺

Things fall apart and we fall apart too. But we must trust Allah’s ultimate plan to put everything back together better ...
08/09/2022

Things fall apart and we fall apart too. But we must trust Allah’s ultimate plan to put everything back together better than they were before.

❤🕊Follow ZakiYooz   for more Islamic Reminders.
04/09/2022

❤🕊
Follow ZakiYooz for more Islamic Reminders.

Adresse

2 Rue BOUTARIC
Dijon
21000

Heures d'ouverture

Lundi 08:30 - 11:30
14:00 - 17:30
Mardi 08:30 - 11:30
14:00 - 17:30
Mercredi 08:30 - 11:30
14:00 - 17:30
Jeudi 08:30 - 11:30
14:00 - 17:30
Vendredi 08:30 - 11:30
14:00 - 17:30

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque ZakiYooz publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à ZakiYooz:

Partager