Armaan Hassan

Armaan Hassan Waxaan soo gudbiyaa Wararka iyo Warbixinada Ciyaraha Dalka&Dibada. waxaa farxad ii’ah inaad sxb ilatahy kusoo biir Bogeyga Armaan Hassan❤️

21/08/2025

Maxay ka simanyihiin Captankii Galmudug iyo weraryahanka France Griezman

“ Nin aan garoonka imaan,tababarka naadiga imaan xarunta joogin oo’aan kula socon ayaa go’aan kaa gaarayo,  kooxda Deked...
20/08/2025

“ Nin aan garoonka imaan,tababarka naadiga imaan xarunta joogin oo’aan kula socon ayaa go’aan kaa gaarayo, kooxda Dekedda waxay igu sameyen wax aanla yaabay waana in ay iga sareen group-ka kooxda. warqada shaqo ka ceydhinteyda waxa la iigu soo diray
whats-appka waana wax aanla yaabay mudneyn.

waxan uqaday Dekedda Horyaalka somalia anigoo guul darro aan lakulmin 2-jeer General Da’uud iyo Super cup ka hadanh nadiga wax xaflada ah madhigan.

Macalinkii h**e Dekedda ayaa sidaas usheegay
C.Fitaax Naani oo ah wariyaha wareysiga layeshay macalinka xilli uu wareysi siyay Asal Sports.

Kooxdee dhibcaha qaadan karta?
19/08/2025

Kooxdee dhibcaha qaadan karta?

19/08/2025

Kubaddaan Offside miyaa ?

“Kooxda Dekedaha aniga k**a tagin lkn wala iga buriyay.MCC sida ay udabaal dageen anagoo unbeeten horyaal ku qadnay uma ...
18/08/2025

“Kooxda Dekedaha aniga k**a tagin lkn wala iga buriyay.
MCC sida ay udabaal dageen anagoo unbeeten horyaal ku qadnay uma dabaal-dagin,
Dekedda wax shuruud kuma xirin xitaa mushaar ma weedisan marka qabanayy.
kooxda dekedaha waxa ay igula dhaqmeen waxay ahyd wax aan wanagsanyn.

waxa sidaas yiri Saciid Geesey macalinkii h**e naadiga Dekedda SC. wareysi uusiyay Asal Sports. Habeen dambe 8:30 kala soco Asal Sports waxa dhax-maray Wariye C.fitaax Naani iyo Coach kiii h**e kooxda Dekedda.

Xidigaan kuu muuqda waa difaaca naadiga Dekedda Maxamuud Maxamed Cali (Hariidka) ayaa looo garan og yahay. wuxuu dhaliya...
17/08/2025

Xidigaan kuu muuqda waa difaaca naadiga Dekedda Maxamuud Maxamed Cali (Hariidka) ayaa looo garan og yahay. wuxuu dhaliyay Labo gool waa xidig difaac dhaxe ah. 20 kulan kabadan ayuuu ciyaray horyaalka dalka.

Xulka Somalia ee ciyaraya koobka aduunka k**a uusan soomuqan mana kujiro xidigaha ka ciyaara horyaalka dalka ee xulka looga wacay.

xidigaha difaaca ee xulka looga wacay waa sadax Labo kamidah aad ayey uwanagsanayen bandhig ahaan. halka difaaca kale uusan ciyaarin 5 ciyaarod horyaalka somalia fasalkiii dhamaday.

Hariidka miyuusan mudneyn matalida xulka qaranka.

Xiddig Naadigiis aan boos joogto ka heysan sidookale xili ciyaared dhan dhamaan tartamada ciyaray wax kayar 5 kulan maxay tahay sababta qaranka looga wacay ? performance ahaa ma mudanyhy?

Kulanka kowaad iyo Kaalinta 15aad
17/08/2025

Kulanka kowaad iyo Kaalinta 15aad

Man united Lixdii kulan udambeyay horyaalka Premier league ay Arsenal la ciyareen wax guul ah maysan gaarin.
17/08/2025

Man united Lixdii kulan udambeyay horyaalka Premier league ay Arsenal la ciyareen wax guul ah maysan gaarin.

Manchester United waxay soo bandhigtay ciyaar aad loo jecleysto haday kulamada waaweyn ku eekeen doonin.Man United caawa...
17/08/2025

Manchester United waxay soo bandhigtay ciyaar aad loo jecleysto haday kulamada waaweyn ku eekeen doonin.

Man United caawa dhan walipa ayey kaga wanagsaneed Arsenal guusha waa guners

Maxa kaga baxay ciyaarta

Ku boobsiiii sadaasha kulanka ugu weyn ciyaraha todobaadka kowaad.
17/08/2025

Ku boobsiiii sadaasha kulanka ugu weyn ciyaraha todobaadka kowaad.

James Milner 39 sano jir 24 xili ciyaareed kala duwan ciyaaraya horyaalka Premier league.
17/08/2025

James Milner 39 sano jir 24 xili ciyaareed kala duwan ciyaaraya horyaalka Premier league.

Awood la’isma dheree sagaal gulood lis dheer yahay.
17/08/2025

Awood la’isma dheree sagaal gulood lis dheer yahay.

Adresse

Paris

Heures d'ouverture

Lundi 09:00 - 19:00
Mardi 09:00 - 19:00
Mercredi 09:00 - 19:00
Jeudi 09:00 - 19:00
Samedi 09:00 - 19:00
Dimanche 09:00 - 19:00

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Armaan Hassan publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Armaan Hassan:

Partager