Armaan Hassan

Armaan Hassan Waxaan soo gudbiyaa Wararka iyo Warbixinada Ciyaraha Dalka&Dibada. waxaa farxad ii’ah inaad sxb ilatahy kusoo biir Bogeyga Armaan Hassan❤️

Maryan Hassan Haashi (Milano)Team Manager tii kooxda haweenka ee Ileys FC  ayaa iska casishay howlaha iyo hogaanka kooxd...
09/01/2026

Maryan Hassan Haashi (Milano)Team Manager tii kooxda haweenka ee Ileys FC ayaa iska casishay howlaha iyo hogaanka kooxdaas.

Milano ayaa naadiga ileys ka caawisay inay gaaraan guulo waaweyn,hanaankeda maamul ayaana sabab u’ahaa kooxda inay hogaanka u’qabtaan horyaalka haweenka.

iLeys ayaa noqotay koox looga cabsi qabo hanshada horyaalka Somalia ee haweenka waxana sare ukacay dhiranaantii hablaha naadiga ka tirsan intiii ay hogaanka uahayd Maryan Milano. iyadoo kooxda xidigo badan kuyeelatay hablihiii qaranka matalay kulamadiii saxiibtinimo ee dalka Djibouti.

iLeys FC waxay waayayaan maskaxdiii ciyaaraha iyo isku dubaridka howlaha naadiga.

Maanta & Mustaqbalka kubada Cagta Somaliland kuwa ugu wanagsan oo sawir ku kulmay!Guji iyo Curiye xidigaha ugu wanagsan ...
05/01/2026

Maanta & Mustaqbalka kubada Cagta Somaliland kuwa ugu wanagsan oo sawir ku kulmay!

Guji iyo Curiye xidigaha ugu wanagsan Somaliland kalintee ka galin lahayd

Koobka General Daauud ayaa maanta ka furmay garoonka Stadium Muqdisho waxana kulanka furitaanka wada ciyaaray kooxaha Ra...
05/01/2026

Koobka General Daauud ayaa maanta ka furmay garoonka Stadium Muqdisho waxana kulanka furitaanka wada ciyaaray kooxaha Raadsan 10-2 Bariga Dhexe.

Xogta Guud ee tartankan kala soco Nasiye Sports Hub kana daawo kulan walba app-ka Nasiye

United Badbaado Koxeed eee ubahantahy
05/01/2026

United Badbaado Koxeed eee ubahantahy

WAR DEGDEG AH: Manchester United ayaa shaqada ka ceyrisay tababare RÚBEN AMORIM.

Go’aanka waxaa subaxnimadii maanta gaaray maamulka kooxda, wuxuuna u dhaqan galay si degdeg ah,ka dib hadalkii carrada lahaa ee uu shalay jeediyay tababre Rúben Amorim.

Waa isku dhamaatay.👋🏼

Sawirkii u dambeyay ee sanadkaan aan galay iyo Lajirka labada macalin ee maanta ku Loo Lamay furitaanka horyaalka Somali...
31/12/2025

Sawirkii u dambeyay ee sanadkaan aan galay iyo Lajirka labada macalin ee maanta ku Loo Lamay furitaanka horyaalka Somalia ayaan qatin uuga dhigayaa qormoyinkii sanadkan aan halkaan idinkula wadagay.

Sanado badan oo barwaaqo iyo cibaado suuban ah ayaan idinrajaynaa saxibayaal.

Dhamaadka Ciyaarta: Heegan 0-0 DekeddaKooxaha Heegan iyo Dekedaha ayaa barbaro ku furtay kulankii kowaad horyaalka Somal...
31/12/2025

Dhamaadka Ciyaarta: Heegan 0-0 Dekedda

Kooxaha Heegan iyo Dekedaha ayaa barbaro ku furtay kulankii kowaad horyaalka Somali National Legal 2025-2026.

21 kulan ayaa uharay labadaan koxood hadaba kaalmahee ayey ku dhameysan karaan?

Maanta waxaa furmaya horyaalka Somalia Kulanka furitaanka waa derby oo kooxaha Heegan iyo Dekedda ayaa lagu furayaa
31/12/2025

Maanta waxaa furmaya horyaalka Somalia

Kulanka furitaanka waa derby oo kooxaha Heegan iyo Dekedda ayaa lagu furayaa

Kooxdee Badin Karta?

Kulanka furitaanka Horyaalka Somali National league 2025/26 waxaa wada ciyaaraya Heegan 🆚 Dekedda.

Waxaadna ka daawan kartaa app-ka Nasiye: ee kala soo deg 👉nasiye.com/app

Kooxda Ciidanka Police ka Somaliyeed ee Heegan Sports Club iyo Naadiga Badda ee Dekedda Sports Club ayaa lagu furaya hor...
30/12/2025

Kooxda Ciidanka Police ka Somaliyeed ee Heegan Sports Club iyo Naadiga Badda ee Dekedda Sports Club ayaa lagu furaya horyaalka Somalia sanad ciyaaredka 25-26

𝐍𝐄𝐗𝐓 𝐌𝐀𝐓𝐂𝐇
𝐕𝐒 DEKADAHA
🏆𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐍𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐋𝐞𝐚𝐠𝐮𝐞
📅31/12/2025
⏰3:30 PM
🏟️Muqdisho

HEEGAN🔵✊🔥 Let's Go 💙

Maahan Labo koox oo kala duwan ee naadiga Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed Horseed Sports Club 1971 Horseed xili ciyaared...
29/12/2025

Maahan Labo koox oo kala duwan ee naadiga Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed Horseed Sports Club 1971

Horseed xili ciyaaredkan shaqo ayaa ka go’an waa labo saf oo’aad uxoogan. Horseed wadadaiii Man City ay 4ta jeer xiriirka horyaalka kuqaday ayey maanta qaaday.

Maku guuleysan karaan koobka General Daauud oo isniinta dambe furmaayo iyo horyaalka Somalia oo furmi doono 31 December.

Go’aan Adag ayey gareen xiriirka kubada cagta Somalia sidee u’aragtaa
29/12/2025

Go’aan Adag ayey gareen xiriirka kubada cagta Somalia sidee u’aragtaa

Somaliland oo sanadaha soo aadan ka qeyb qaadan doonto tartamada AFCON iyo World Cup kadib aqoonsigiii israel ee maanta....
26/12/2025

Somaliland oo sanadaha soo aadan ka qeyb qaadan doonto tartamada AFCON iyo World Cup kadib aqoonsigiii israel ee maanta.

Sideee u’aragtaa Somaliland inay ka qeyb gasho tartmadaas?

Sawir kulmiyay garsooraha iyo calanwadihii ugu ficnaa qarada Africa.Omar Artan iyo Libaan Andirizaq oo Djibouti udhashay...
24/12/2025

Sawir kulmiyay garsooraha iyo calanwadihii ugu ficnaa qarada Africa.

Omar Artan iyo Libaan Andirizaq oo Djibouti udhashay ayaa si wadajir uqabtay kulankii barbaraha ay wadagaleen xulalka Mali iyo Zambia kulan ka tirsan tartanka AFCON 2025

Adresse

Paris

Heures d'ouverture

Lundi 09:00 - 19:00
Mardi 09:00 - 19:00
Mercredi 09:00 - 19:00
Jeudi 09:00 - 19:00
Samedi 09:00 - 19:00
Dimanche 09:00 - 19:00

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Armaan Hassan publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Armaan Hassan:

Partager