
08/10/2025
iPhone Dile..!!😳
“Elon Musk aya gilgilay dunida tignolajiyada isago soo bandhigay $789 Tesla Pi Phone oo leh internet Starlink bilash ah oo waligisa..
SIM maleh, Wi-Fi maleh, xita lacag bile ah lagama rabo..
Laga bilabo dhulka saxaraha ah oo lama daganka ila badaha mar walba waxad haysa internet..
Waxad ku jajar garenaysa qoraxda waxa loo isticmali kara crypto mining iyo inad ku kontarosha baburta Tesla — taso kadhigan in Apple ladhafay oo xita gebi ahanba la go’domiyay.”
Ma isledahay somalidu haday hesho internet free ah iyo mobile qoraxda lagu dabayn karo inay ka guuri donan Apple iyo Samsung si ay u qatan Tesla Phone..⁉️