Galgaduud TV

Galgaduud TV Galgaduud TV is an independent TV station delivering the latest news and programs.

14/09/2026

Furinta Geel-gub G/Shabeelaha dhexe, Geesida Qaran kaCiidamada Special-ka iyo Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor

14/09/2026

Dr. Axmed Cabdiqaadir: “Waxaan Soo Dhaweynaynaa Madaxa Xiriirka Bulshada, Macallin Axmed Cabdi Barqad, oo uu Dhawaan Magacaabay Agaasimaha Guud ee Fayo Care Hospital, Dr. Cabdiqaadir Nuunow.”

13/09/2026

Maxaa Kaxandhaale - Balanbale Ka Dhacay? Dhalinyaradii Colaadu Kala Irdheysay oo Maanta Isku Soo Laabtay! — Wareysi Xasaasi ah 🎙️

SAWIRO:- Deegaanka Kaxandhaale ee galbeedka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, waxaa maanta lagu qabtay shirweyne ...
13/09/2026

SAWIRO:- Deegaanka Kaxandhaale ee galbeedka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, waxaa maanta lagu qabtay shirweyne nabadeed oo ay isugu yimaadeen dhalinyarada reer guuraaga ah ee ka kala socotay bulshada Balanballe iyo Guriceel.

Kulanka ayaa si gaar ah loogu xoojinayay nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo is-dhexgalka bulshada, gaar ahaan dhalinyaradii labada dhinac ee horay ay uga dhex dhaceen isku dhacyo miyiga ah, kuwaas oo maanta Kaxandhaale isugu yimid si nabad, walaaltinimo iyo wada noolaansho leh. Waxaa sidoo kale ka qayb galay culimo, haween iyo marti sharaf kale.

Ururka Nabadda Khayr-doon, oo door weyn ka qaatay dadaallada nabadeed ee bulshada, ayaa laf-dhabar u ahaa isku imaatinka dhalinyaradan muddo kala irdhaysnaa colaadaha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu adkeynayo nabadda ka dhex dhalatay bulshada walaalaha ah ee Balanballe iyo Guriceel, iyadoo muhiimad gaar ah la siinayo in dhalinyaradu noqdaan hormuudka nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo wada noolaanshaha. Kulanka waxaa si gaar ah uga dhex muuqday dhalinyarada beelaha Cayr iyo Mareexaan, kuwaas oo muujiyay sida ay uga go’an tahay in la xoojiyo nabadda iyo is-dhexgalka bulshada.

13/09/2026

Shaki Yaqiin Uga Bax! Sheekh Cabdixakiim Sheekh Cali Suufi: “Mowliidku Waa Bannaan Yahay” — Khudbada Jimcaha Af-Soomaali Ma Bannaan Tahay? Wadaaddadii Salafka oo Qac Ka Yeertay!

13/09/2026

Towfiiq oo Laga Reebay Doorashada! 🔥 Maxay Tani Ka Beddeleysaa Galmudug? Fursadda Liibaan Axmed & Cali Guudlaawe — Falaanqayn.

Guddiga Madaxa-banaan Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska ururrada siyaasadeed ee u tartamaya doorashada ku-ce...
13/09/2026

Guddiga Madaxa-banaan Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska ururrada siyaasadeed ee u tartamaya doorashada ku-celiska ah ee Galmudug.

13/09/2026

Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka oo Cali Cabdullaahi Xuseen u magacaabay musharraxa Hirshabeelle.

13/09/2026

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo loo daabulay magaalada Baydhabo.

13/09/2026

Jabuuti oo qaabishay kumannaan qof oo ka soo qaxay dagaallada ka socda Yemen.

Adresse

Marseille

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Galgaduud TV publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Galgaduud TV:

Raccourcis

Partager